Soomaaliya oo loo doortay ku-xigeenka golaha guud Ee QM

0
Monday June 29, 2020 - 22:24:17 in Wararka by
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo loo doortay ku-xigeenka golaha guud Ee QM

    Soomaaliya ayaa loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay muda xilleedka 75-aad ee 2020/201. Abuukar Cusmaan Baalle oo ah safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa xilkaas loo doortay sida lagu shaaciyay bog

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliya ayaa loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay muda xilleedka 75-aad ee 2020/201. Abuukar Cusmaan Baalle oo ah safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa xilkaas loo doortay sida lagu shaaciyay bogga rasmiga ah ee ay Safaaradda Soomaaliya ku leedahay dalka Mareykanka. Tallaabadan ayaa muujineysa doorka fir fircoon oo ay Soomaaliya ka gaartay arrimaha siyaasadda caalamiga ah iyo diblomaasiyadda. Horey waxaa xilkan Soomaaliya u soo qabtay 1963-64 Dr Xasan Nuur Cilmi 1979-1980 Cabdirisaaq Xaaji Xuseen/ Axmed M. Aadan "Qeybe" iyo 1986-87 Cabdullaahi S. Cismaan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip