HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-JUNE-2020

0
Sunday June 07, 2020 - 10:06:34 in Wararka by
  • Visits: 869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 7-JUNE-2020

    Madaxweyne Farmaajo: Diyaar u nahay doorasho waqtigeeda ku dhacdo Madaxweynaha JFS Mda.Maxamed C/hi Fa rmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlam aanka FS ayaa ku ammaanay Guddoonka iyo Xubnaha Baarlaman ka ee 2da Aqal wada shaqaynta wanaagsa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo: Diyaar u nahay doorasho waqtigeeda ku dhacdo Madaxweynaha JFS Mda.Maxamed C/hi Fa rmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlam aanka FS ayaa ku ammaanay Guddoonka iyo Xubnaha Baarlaman ka ee 2da Aqal wada shaqaynta wanaagsan ee ay muujiyeen sanadihii la soo dhaafay, taas oo horseedday in laga mi ro dhaliyo dadaalla da dowlad dhiska iyo dib u soo celinta himilada shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo dul-istaagay shaqadii dhanka sharci dejinta iyo korjoogteynta how lgudashada Xukuumad da ee ay la yimaadeen Mudaneyaasha Baarla manka ayaa ka rajeey ey inay si buuxda uga soo baxaan waajibaadka Dastuuriga ah ee ka ga aaddan dhammeystirka hannaanka dimuqr aadiyeynta dalka, gaar ahaan qabsoomidda doorasho hufan oo ka tarjumeysa rabitaanka shacabka. "Waxaan haatan u fadhinaa inaan shacabk eenna ugu bishaarayno inuu dhammaaday xill igii dhiillada colaadaha iyo dhiigga lagu raadin jirey kuraasta oo aan u gudubnay xilli muwaad in kasta oo soomaaliyeed uu si xor ah u dhii ban karo codkiisa si uu u doorto madaxda uu doonaayo." Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey guula ha siyaasadeed, amni, dhaqaale, Dib u heshii sii nta iyo horumarineed ee ay ku tallaabsatay Do wladdu muddadii la soo dhaafay, isaga oo tilm aamay sida ay uga go'an tahay in dib loo soo celiyo sharaftii iyo haybaddii Ummadda Sooma aliyeed ay ku lahayd Adduunka. Madaxweynaha ayaa adkeeyay in dowlad du ay diyaar u tahay qabashada doorasho ku qab soonta xilligii loo asteeyay oo fursad u siinaysa shacabak Soomaaliyeed in ay doorta an mas uuliyiinta ay ku aaminayaan hoggaamin ta dal ka. "Shalay waxaan 2da aqal ujeedina yaa co dsi Madaxweyne, oo aan rajaynayo ina ad iga aqbashaan, igu taageertaan, iguna sharaftaan. Si aan u muujinno tixgalinta iyo qaddarinta aan u hayno caasimadeena Muqdi sho ee aan wa da jecelnahay, fadlan, igu raaca in aqalka sare ay caasimada Muqdisho ku yee lato matalaad da ay mudantahay, ayna muraa yad ugu wada noqoto dhamaan shacabka soomaaliyeed. Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka inay gutaan masuuliyadda wadaniye ed ee ka saran go'aaminta masiirka dalka. "Waxaan shacabka Soomaaliyeed kula dar daarmayaa inay u soo baxaan doorashada, si xor ahna ugu codeeyaan xisbiga ay doonaya an si ay uga gudbaan cudurrada dilaaga ah ee kala ah qabyaaladda, saboolnimada iyo argagi xisada." Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in dowladdu ay dadaal badan gelisay dib u he shiisiinta dadka Soomaaliyeed iyo kor u qaadi dda xiriirka ka dhexeeya DFS & D/Gobo leedy ada, iyada oo la ilaalinayo xeyndaabka dowla dnimada iyo Dastuurka dalka. "Dadka Somaliy ed waa dad walaalo ah, oo aan kala maarmin, waana soo dhawaynayaa hadalkii walaalkay Muuse Biixi Cabdi uu ku aq balay inaan dib u bilowno wadahadalladii, wax kasta oo jirana ku dhammeyno walaalnimo, wa dahadal iyo is af-garad." Madaxweynaha JFS ayaa adkeeyay difaac ida midnimada, madaxbannaanida iyo ilaalinta xuduudaha dhulka, badda iyo cirka Soomaali ya, isaga oo xusay in xiriirka DFS ay la leedah ay dalalka caalamka uu ku dhisan ya hay is-ixti raam, wax wadaqabsi iyo iskaashi.
Xildhibaannadii ku buuqay madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay sababta

    Qaar ka mid ah xildhibaanada 2da Aqal ee B/Soomaaliya ee abaabulay buuqii ka dhanka ahaa madaxweyne Farmaajo ee ka dhacay fur itaanka kalfadhigga 2aad ayaa ka hadlay saba bta ku kaliftay inay tallaabadaas qaadaan.

    Xildhibaanadan oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Far maajo inuu hareer maray qodobadii laga suga yay inuu ka hadlo, islamarkaana uu ku tuntay dastuurka dalka.

    Xildhibaan Xasan Yare oo ka mid ah xildhi baanadaas ayaa yiri "Madaxweynuhu wuxuu ku dhawaaqay in dastuurka la jabiyo oo baarla maanka la burburiyo. Iyadoo iskool boliisiyo la gu shiri la’yahay amni darada jirta awgeed ay uu leeyahay doorasho ayaa loo dareerayaa.”

    Xildhibaan Xasan Yare ayaa intaas ku daray in sababta loogu adkeysanayo doorasho qof iyo cod ay tahay waqti lumis ujeedka ka dam beeya uu yahay in muddo kororsi lagu xaq iiqsado.

    "Isagoo aan ka hadlin amniga dalka, isaga oo aan ka hadal dhaqaatiirtii lagu xasuuqay Go loley, isaga oo aan ka hadaly arrimihii dastuur ka,arrintaaas ayey xildhibaanada aad u dhibs adeen iyo ciidamada aan Itoobiya ka tirsaneyn ee lagu daad-gureynayo maamul goboleedya da,” ayuu yiri.

    Waxa uu intaas ku daray in madaxweynaha uu dhaqaalihii dalka iyo ciidamadii qaranka u adeegsanayo inuu ku carqaladeeyo maamul goboleedyada.Xigasho:Jowhar.Com

Suxufi Cabdimaalik Coldoon oo la sii daayay

   Muddo uu ku xirnaa Xabsiga M/Hargaysa, ka dib waxaa suuragashay Shalay inuu xuriyadii sa dib u helo Suxufi Cabdimaalik Muuse Col doon oo ah Suxufi Sa mafale ah oo Bulsha da u adeega. Sii day nta Wariye Cabdimaa lik,ayaa timid kadib markii Cafis uu u fidiyay Madaxwey naha Som aliland Muuse Biixi Cabdi sida ay sheegayaan wararka.

       Sidoo kale sii daynta waxaa ka qayb qaat ay qaar ka mid ah Xisbiyada Mucaaradka So maliland oo door muuqda ku lahaa in Suxufig aan dib u helo xuriyadiisa.

      Qaybaha kala duwan ee Bahda saxaafad da ayaa soo dhaweyay Wariye Coldon inuu dib u helo xuriyadiisa qoy skiisa & carruurtiisa na uu la midoobo.

Intii uu xirnaa Suxufig an waxaa dhawr mar dalab soo diray Ururada kala duwan ee Saxa afadda Caalamka & sidoo kale M/Yurub oo dal baday in Suxufigaan la sii daayo,balse ugu da mbeyn Shalay Cafis M/Weyne ku soo baxay.

Md. Cumar Geele, Codsi: Xabsi ka siidayn Fouad Youssouf Ali

Ku: Md.Ismaal Cumar Geele, M/naha D/Jabuti

Ka: Faisal Cabdi Rooble, Los Angeles, Califo rnia

Codsi: Xabsi ka siidayn Fouad Youssouf Ali

Md. Madaxweyne,

    Marka hore waxaad iga gudoontaa slaan qaali ah. Waxaad iga mudantahay sharaf iyo cisi arimo badan awgood, ha ba ugu horeeyaan martigalino aad u samaysay aqoonyahan ka Soomaaliyeed oon ilaa 4 ka mid ah an Dalka Jabuuti ka ga qayb galay. Waxa kale oo xusid mudan martigalintii shirkii Carte mudo ha dda laga joogo 20 sano. Shairkaasi waxa uu salka u dhigay geedi-socodka dib u soo yaglee lka Soomaaliya. Jabuuti la’aanteena, waxa la ga yaabaa in geedi-socodkaasi intan hada uu yahay ka sii dheeraan lahaa.

    Md.Madaxweyne, intaasi waxa ii dheeri ani goo sida Soomaali badan oo kali qaarbo iyo xi gto ban ku leh Jabuuti.

Md.Madaxweyne, waxaan Soomaali badan la wadaagaa "laxejeclo.”Jabuuti lexejeclo ayaa naga haysa! Haddii aan idhaahdo Jabuuti waa laambadda Shalay Soomaali u ifayasa, waxa an u malynayaa in dadka Soomaaliyeed into da badani igu raacayaan. Innaba noo cuntami mayso in iftiinkaasi hantaaqi ku timaad.

     Md.Madaxweyne, Mar aad noo soo xidhays ay shirkii Heritage ee 2019, waxaad nala wada agtay Xeerka iyo Xeelada Jabuuti isticmashay si ay uga nabad gasho mawjadaha siyaasade ed iyo hagardaamada wiiqiyey dawladnimada iyo daganaanshaha dalalka Geeska Afrika. Ru ntiina gidigayo waanu u qushuucnay sida mu dakarnimada leh ee Jabuuti uga samta bixisay dabaylhii siyaasadeed ee hafiyey Geeska Afr ika 90dii iyo hadeerba.

    Md. Madaxeyne, waxa aad noo dhibaya, oo dad badan oo ilasoo xidhiidhay walaac ka muujiyeen,fariimaha muuqaalka iyo maqalkaba leh ee ka imanaya dhinaca maxbuus Fouad Yo ussouf Ali. Waa suurto gal inay jiraan waxyaa bo iga qarsoon oo kiiskan la xidhiidha. Iyadoo sidaas ah, hadana waxaan Md.Madaxweyne kaa codsanayaa in aad isticmaasho ood arinka ku farsameyso Xeerkii iyo Xeeladii ilaa Shalay Jabuuti ka samatabixiyey hagardaamada hays ata Geeska Afrika.

    Md.adaxweyne, waxaa tahay Madaxweyne qaan gaadh ah oo siyaasadiisu waayeel tahay. Waxaan hadaba marti kaaga ahay, aniga oo ku hadlaya magaca kumanaan Soomaali ah oo jecel wanaaga Jabuuti, inaad arinta Faoud Xe erisid marka ay munaasab kuu tahay wakhtina aad heshid.

    Md.Madaxweyne, Dhambaalkan si hawlyar kumaan qorin. Culays weyn ayuu usbuucanba igu hayey. Waxaan Eebahay ka tuugayaa in dulucda weedhan ku qorani jid ay kuu soo mar to hesho inta aanu xaalka Fouad ka sii darin.

Waabilaahi Towfiiq Faysal Rooble


 

Madasha Xisbiyada Qaran oo dalbaday in doorasho xor iyo Xalaal ah dalka ka dhacdo

     Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa kulan ka yeeshay Xaalad da dalka, waxaana shirk aasi isugu yimid Mas’uu li yiinta Sare ee Madasha. Kulanka an ayaa waxaa shir gudoominayay Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sh.Axmed ahna G/Madasha Xisbiyad da Qaran.

    Madaxda Madasha ayaa  isku raacday in la ma huraan ay tahay in dalka ay ka dhacdo doo rasho xor iyo xalaal ah oo waqtigeeda aan kadib dhicin. Waxaa ay sidoo kale sheegeen  in baarlamaanka Soomaaliya laga doonaayo in ay ilaaliyaan waqtiga loogu tala galay doora shada, islamarkaana ay la xisaabtaan Guddiga doorashooyinka Qaranka.

     Shariif Sh  Axmed ayaa sheegay in Golaha Madasha ay diyaar u yihiin ay ka qeyb galaan doorasho xor & xalaal ah oo dalka ka dhacda.

Puntland oo sheegtay inay dishay Madaxii Qaraxyada Shabaab ee Gobolka Mudug

    Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidanka PSF ee Puntland,ayaa lagu she egay in Laamaha Am niga Puntland,oo kashana ya Ci Idanka Danab ay hawlgal qorshaysan ku dileen, Mad axii Al Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada G/ Mudug,inkastoo aysan shaacin magaca Sark aal ka asi. Qoraalka PSF, ayaa lagu sheegay in Hor joogaha la dilay uu ka dambeeyay, qa raxyo ba dan oo lagu dilay masuuliyiin ka tirsa naa Pu ntland iyo Galmudug, haat anna uu qor shaynayay in uu qaraxyo kale ka fuliyo guda ha M/Gaalkacyo.

    PSF ayaa sheegtay inay u mahad celinayan shacabka M/Gaalkacyo oo bixiyay xogta qaar ee sarkaalkaan oo ugu dambeyn la qaarijiyay.

Ciidamada PSF & Danab oo hawlgalkaan iska kaashaday ma aysan sheegin magaca Sarkaal ka ay dileen, balse kaliya Warbaahinta ay la wadaageen darajadiisa.

     Dhinaca Al Shabaab ma jirto wax war ah oo ka soo baxay kuna aaddan sheegashada PSF Puntland ay ku sheegatay inay dishay sarkaal kii Qaraxyada G/Mudug u qaabilsanaa Shaba ab. Xoogaga Shabaab ayaa dhawaan qarax is miidaamin ah waxa ay ku dileen Guddoomiyihii G/Mudug ee Puntland & qaar ka mid ah illaala diisa.

Prof. Dufle "Ma jirto wax aan soo saxiixnay oo ah 7-d kursi ee Banaadir in lagu qeybsado 4.5”

     Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle oo ah Sen ator ka tirsan Aqalka sare ayaa waxba kama jir aan ku tilmaamay inay isla go’aami yeen Gudd igii Wadajirka 2da Aqal in 7 Kursi ee Aqalka sa re loo qoon deeyay matalaada G/Banaadir in la gu qeybsado nidaamka 4.5.

   Senator Dufle ayaa sheegay in guddigaas ay 2qodob markii hore soo jeediyeen, oo ahaa in 54 xubnood ee Aqalka sare loo qeybsado si siman, laguna sale yo 18 gobol, sidoo kale qodobka 2aad oo ahaa in 54 xubnood ee Aqalka sare la furo oo la badiyo, isagoo xusay in Q/2baad la isku raacay.

  Waxaa uu sheegay in la isla soo qaaday soo jeedin ku saabsan 7 xubnood in la siiyo G/Ban aadir oo ah mataalada Aqalka sare.  "Waxaa rabaa inaan halkan ka caddeeyo inaysan jirin wax aan isla go’aaminay ama aan soo saxiixn ay oo ah in 4.5 halagu qeybsado 7-da kursi ee G/Banaadir, ma jiraan wax aan soo saxiixnay, 7-daas kursi waxaa is ka leh deegaanka Bana adir, Baarlamaanka in loo gudbiyo ayaa isku ra acnay oo 2da Aqal ah”ayuu yiri Prof. Dufle.

      Doodo badan ayaa ka dhashay 7-da kursi ee loo qoondeeyay G/Banaadir mataaladda Aq alka Sare, kaasoo maalmihii u dambeeyay wa rar soo baxayay ay sheegayeen in la soo ban dhigay in lagu qeybsado nidaamka 4.5, taasoo ay ka soo horjeesteen siyaasiyiin iyo odayaal dhaqameedyo.

Somaliland oo xaqiijisay Kiisas cusub oo Covid-19 ah

    W/Caafimaadka Somaliland ayaa faahf aahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambee yay ee Cudur ka Covid-19 degaana da Somali land. Baarita anka 48kii saacadood ee u danb eeyey la same eyey waa 150

29 ayaa laga helay xanuunka, 28 waa Somali lander, halka 1 qof udhashay Hindiya. Bukaa nadan 19 qof waa rag, 10 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxay saa:

(10jir ilaa 19jir = 1 qof)

(20jir ilaa 29jir = 7 qof)

(30jir ilaa 39jir = 8 qof)

(40jir ilaa 49jir = 4 qof)

(50jir ilaa 59jir = 1 qof)

(60jir ilaa 69jir = 5 qof)

(70jir ilaa 79jir = 2 qof)

(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

    Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 13 qof, Burco 11 qof, Berbera 3 qof , 1 qof Gabiley iyo Buuhoodle oo ah 1 qof

    Waxaa xanuunka ka bogsaday 5 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Laba iyo Lixdan (62)

     Waxaa geeriyooday 2qof oo Hargeisa de genaa. Hal qof waa rag da’diisuna ahayd 65jir halka qof kallena yahay qof dumar oo da’eedu tahay 60jir taasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhintay dalkeen 24

Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka dhacay duleedka D/Xuddur

    Wararka ka imaanaya G/Bakool ayaa shee gaya in Shalay dagaal u dhexeeyey ciidama da Xoogga dalka , gaar ahaan guutada 9-aad  & dagaaylayahanada Al-Shabaab uu ka dhac ay qeybo ka mid ah gobolkaasi.

    Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, ka dib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weer ar ku qaadeen fariisimo cii damada dowladda ay ku le eyihiin deegaanka Abal oo 20 kiiilo mitir dhina ca bari kaga toosan D/Xudur ee G/Bakool.

    Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in dagaalka ay qeyb ka ahaay een ciidamo taabac san wadaadka Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), kuwaas oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ku sugnaa halkaasi  Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheeg ay in da gaalka la’isku adeegsaday hubka noo cyadiisa kala duwan, islamarkaana uu jiro khas aare dhi masho iyo dhaawac intaba.

    Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, mana jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay 2da dhi nac oo ku aaddan khasaaraha ka dhashay da gaalkaasi. Al-Shabaab oo weli ku xoogan Gob ollada Baay iyo Bakool ayaa had iyo jeer weer aro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ku waaday sal dhigyada ciidamada dowladda ee gobolladasi.

Kooxda G-20 oo Corona virus kula dagaalla maya 21 Bilyan oo dollar

    Kooxda G-20 ee ugu dhaqaalaha badan du nida iyo dalal kale oo uu dhaqaalohoodu kob cayo ayaa ballan qaaday lacag ka badan 21 bil yan oo dollar oo lagula dagaallamayo cudurka COVID-19.Bayaanka ayaa lagu shee gay in xubnaha kooxda G-20 iyo da lal kale oo ay shirk ooda ku cas uumeen ay ya boohayaan lacag tan 21 ka bi lyan ah oo wax looga qabanayo maalgelinta hormarinta caafima adka dunida. Lacagtan ay aa lagu maalgelin doonaa dhanka baaritaanka, talaalka, daweyn ta, cilmi baarista la xiriirta cud urkan safmarka ah ee COVID-19, sidaasina waxaa lagu shee gay qoraalkan ka soo baxay kooxda G-20.

      Sacuudi Carabiya, oo ah gudoomiyaha G20 ee sanadkan ayaa ballan qaaday lacag dhan $ 500 oo milyan, taasi oo lagu taageera yo dadaallada caalamiga ah ee lagula dagaalla mayo COVID-19.

    Dad ka badan 391,108 ayaa cudurka COV ID-19 ugu geeriyooday dunida, iyadoo uu cud urku soo ritay dad ka badan 6.68 million oo qof tan iyo markii uu cudurkani ka dilaacay magaa lada Wuhan ee dalka Shiinaha dhamaadka sanadkii hore.

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxyo Ciidanka Itoobiya lagula eegtay Baay

     Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qar axyo Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya lagula eegtay Waddada xiriisa degmooyinka Bardaa le iyo Qansaxdheere ee gobolka Bay.

     Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Itoobiya ayaa qaraxyo Miinada nooca dhulka lagu aaso ah lagula eegtay  meel u dhow degmada Qans axdheere, waxaana xigay dagaal toos ah oo dhexmaray Ciidanka Itoobiyo iyo Al-Shabaab.

Dad ku sugan Qansaxdheere ayaa Idaacadda Risaala ee Muqdisho waxa ay u sheegeen in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo qaraxaasi kasoo gaaray Ciidamada Itoobiya, hayeeshee ay dadka u diidayaan inay tagaan goobta uu qaraxa ka dhacay.

Ciidanka Itoobiya ayaa soo gaaray degma da Qansaxdheere oo u socdeen. Wararkii u da mbeeyay ee haatan naga soo gaaraya wadada xiriirisa Qansaxdheere iyo Bardaale ayaa waxa ay sheegayaan in jawiga uu yahay mid degan, islamarkaana isku-socodka dadka iyo Gaadiid ka ay sidii hore kusoo laabteen,kadib markii ay

 hakad galeen xilligii qaraxa uu dhacay.

. Xigasho:radiorisaala.com

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Wax barasho lacag la’aan ah dowladdiisu siiso 65 Arday

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Kalfadhiga Xildhibaanada G/Shacabka ayaa sheegay in dowladdiisa ay tahay Midii ugu horreysay ee Bixisa Waxbarasho lacag la’aan ah.

    Madaxweynaha ayaa sheegay in DFS  ay waxbarasho lacag la’aan ah siiso 65 Arday, ta asoo dhalisay dood badan oo ku aadan sida ay macquul tahay hadalka Madaxweynaha ee in dowladda 65 arday oo kaliyah ay waxbara sho ka bixiso.

    Waxaa uu sidoo kale sheegay in DFS ay sii wadi doonto waxbarashada lacag la’aanta ah ay siiso Ardayda Soomaaliyeed. M/Muqdisho waxaa ku yaalla Iskuullo dowladdu ay leedah ay oo W/Waxbarashada Soomaaliya ay maam usho, islamarkaana macalimiinta Iskuullada ay lacag siiso,islamarkaana lagu dhisay Mashruu cii Aada Iskuullada ee la hirgaliyay Xilligii dowl addii Xasan Sh. Maxamuud.

     Waxaa sidoo kale ku yaalla Muqdisho Jaa macadda Ummadda Soomaaliyeed oo dib loo howlgaliyay 20 Agoosto 2014 , islamarkaana ay wax ka bartaan Arday Kumanaan ah.

Mareykanka oo war ka soo saaray shaqaa lihii lagu laayay Gololey

    Safaaradda Mareykanka ee Somaliya ayaa Shalay si kulul u cambaareysay Shaqaalihii Caafimaad ee 28-kii bishii May lagu laayay de egaanka Gololey ee G/Sh/Dhexe.

    Rag ku labisnaa dareyska Cii damada Militari ga, weji yadana soo qarsaday ayaa 8qof oo 7 ka mida yihiin Sha qaalaha Hay’ad da Zamzam Foun dation ka kax eystay xafiiskooda deegaan ka Gololey, iyagoo na wa xyar ka dib dilay, meydadkooduna soo dhigay wadada dhinaceeda.

      "Mareykanka wuxuu aad uga walaacsan ya hay xaaladaha sii xum aanaya ee amniga ee shaqaalaha gargaarka samafalka ee ka hawl gala Somaliya.” Ayaa lagu yiri warka Marey kanka. Mareykanka ay aa dalbaday in sharci ga la horkeeno kuwa ka dambeeya beegsi ga lagu hayo shaqaalaha gargaarka, lana joojiyo bartil maameedyada ka dhanka ah.

     "Waxaan si xoogan u cambaareyneynaa we erarada lagu qaadayo kuwa ka shaqeynaya ila alinta nolosha kuwa nugul. Rabshadaha nooca as ah waa inay joogsadaan, kuwa ka masuul ka ah falalkaas oo kale waa in sharciga la ho rkeenaa.” Ayaa lagu yiri warka Safaaradda Ma reykanka.     Waxa kaloo warka lagu sheegay "7 ka mid ah Shaqaalaha Caafimaadka bani’aa dminni mada ee Somaliya iyo xubin bulshada ka mid ah ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday xarun caafimaad oo hooyada iyo dhallaanka ay ma amusho hay’ad aan dowli ahayn oo ku taal D/Balcad ee G/Sh/Dhexe. Safaaradda Mareyk anka iyo Hawlgalka USAID ee Somaliya waxay tacsi u dirayaan qoysaskii iyo asxaabtii dadkii lagu dilay weerarkan.”

    Warka ayaa sidoo kale sheegay in tani ay ta hay tii ugu darneyd ee lagu beegsado shaqa ale ka hawlgala dalka, marka aad eegto sha qaalaha hay’adaha aan dowliga ahayn ee dalka ka hawlgala.  "Dhacdadan waxaa weeye tii ugu badneyd ee dad lagu dilo ficil gacan ka hadal ah oo lala beegsaday hay’ad aan dawli ahayn oo keliya sanadkan, taasoo tirada guud ee Shaqaalaha NGO-yada ku dhimatay Somaliya illaa 2020 illaa 10.” Ayaa lagu yiri warbixinta.

      Qoraalka oo diiradda lagu saaray hay’ada ha arrimaha bani’aadanimada ka shaqeeya ay aa markale lagu yiri "Hay’adaha samafalka ee ka hawlgala Somaliya ayaa gargaar muhiim ah siiya Soomaalida nugul ee ay dhibaatadu saameysay. Falalka noocan ah ee rabshadaha ah ee lagula kacayo kuwa ka shaqeeya arri maha bina’aadamnimada ayaa ah calaamad ​​gaar ah oo si weyn u diideysa guud ahaanba diidmada helitaanka bani’aaadamnimada iyo kaalmaynta dadka nugul.”

 Mareykanka ayaa ugu dambeen dhinacya da dalka ku sugan ugu baaqay inay ilaaliyaan oo ay dhawraan shaqaalaha ka shaqeeya arri ma ha gargaarka, si aynaan meesha uga bixin tag eerada ay siiyaan dadka kuwooda nugul.

    "D/Mareykanka waxay ugu yeereysaa dha maan qaybaha kala duwan ee Somaliya inay dhawraan sharciga caalamiga ee bani’aadanni mada iyo in la ilaaliyo shaqaalaha gargaarka, si ay u sii wadaan caawinta dadka Somaliyed”

Shirkaddaha Baraha bulshada oo cuuryaa miyay Muuqaal uu soo dhigo Madaxweyne Trump

     Shirkaddaha Twitter, Facebook  iyo Instagr am ayaa curyaamiyey Muuqaallada Madaxwey ne Donald Trump ee George Floyd iyo dadka Banaanbaxyada ay kaga soo horjeeddaan.

    Shirkaddahaan ayaa qaarkood ku eedeeyay Madaxweyne Trump in soo bandhigo Muuqaa llo ay ka muuqdaan takoor, sidoo kale Muuqa allada qaarkood inuusan xuquuq ahaan la aheyn.

    Maalintii Dorraad aheyd waxa ay qariyeen  sa wirro iyo fiidiyooyo dibadbaxyo mudaaharaad ah iyo dhacdooyin rabshado ah oo ka dhashay dhimashadii Floyd intii uu ku sugnaa xabsiga booliiska ee gobolka Minnesota uu soo dhigay Madaxweyne Trump.

     Afhayeenka Shirkadda  Facebook Andy St one wuxuu u sheegay in ay soo gaareen caba shooyin ka dhan Muuqaallada Madaxweyne Trump oo ka dhan ah dadka Madowga ah." Waxaan helnay cabasho xuquuq lahaansho Muuqaal uu adeegsaday Madaxw eyne Trump, waxaana qasab nagu noqotay in aan meesha ka saarno   sida ku xusan Sharc iga Millenni um Digital” ayuu yiri Afhayeenka Facebook Twitter

Waa kuma weriyaha sannad ka hor xabsi ku dhex dhintay oo haatan qoyskiisa ogaadeen?

&



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip