Dhibkaad Dhoowrataa Dhashaada ayuu sugaa

0
Sunday August 23, 2015 - 09:41:51 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 2253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhibkaad Dhoowrataa Dhashaada ayuu sugaa

    Dhibaatada Qabyaaladu uleedahay Umada Somaliyeed Qoraalkaan waxaan ku eegeynaa Barnaminjka Dhaqanka iyo Hidaha ookabaxo Idaacada VOA,iyo Qabyaalada qaawan Barnamijkaan waxa Todobaadkiiba mar Idaacada kasiidaaya Axmad Farax Cali Idajaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhibaatada Qabyaaladu uleedahay Umada Somaliyeed Qoraalkaan waxaan ku eegeynaa Barnaminjka Dhaqanka iyo Hidaha ookabaxo Idaacada VOA,iyo Qabyaalada qaawan Barnamijkaan waxa Todobaadkiiba mar Idaacada kasiidaaya Axmad Farax Cali Idajaa.
Qoraagu waxuu had iyo jeer sooqaataa Abwaano somalida dhaxdeeda caan ka ah iyo kuwo anaan saas loo aqoon oo kasojeda beelaha dega Bare iyo waqoye Galbeed ee soomaliya,halka oowsan sheegooda sooqadin abwaanada degan koofurta iyo bartamaha somaliya, balse marka hore aan idin xusuusiyo dhibaatada Qabyaalada, Weligiin ma aragteen wiil reer ku madi ahaa oo loogu aaray nin uusan dilin kana war hayn meellagu dilay Qabiilnimo daraaddeed?

Weligiin ma aragteen wiil iyo Gabar Somaaliyeed oo isjeclaaday lana yiri isma guursan kartaan maxaayeelay isma geysaan Qabiilnimo daraadees? 


Weligeen Xoolihiinoo ooman ceel biyo meydinkagadiiday nin aan markaas ubahneyn oo aan waxba kuwarabsaneyn Qabiilnimo daraaddeed? 

Weligiin ma aragteen nin soomaliyeed oo somaali kale ku tiri Dhulka noogaguur anagaa iskale Qabiilnimo daraaddeed? 

weligiinsa ma artagtee Idaacad Soomaliyeed iyo Qoraa somaliyeed oo sidaan udhaqmaayo una kala eexday Abwaanadii Soomaliyeed Qabiilnimo daraadeed? 

Markale aan xado Qalbigiina oo idin xusuusiyo Laashimeentii Jeebta iyo Jaabta isla helijiray islamarkaana ku caanbaxay Shiribka ,Maansada, Gabley shibrirta ,Guuraawga Masafada iyo Murtida inteeda kale oolaxaqiray doorkii aay kulahaayeen somaliya dhaxdeeda, waxaana kamid ahaa Jimcaale dhegataag, C/lle Raage Taraawiil, Rooble Macow (Rooble Boon), Xuseen Baadi, Dr Xuseen Sheekh Axmed (kadare), Sheekh Axmed Gabyow (Wacdiyow), Laashin Axmed Caalin, Laashin Axmadey Cabdi Gaashan, Abwaan Cali Bin Cali, Maxamed Gacal xaayoow, Faarax Maxmed Cali (Faarax Gololey), Faarax Nuur Qaboobe ( Faarax Seefeey), Awgeedi Shaamow, Abwaanad Maymuun Biyooy, Abwaanad Roobey rag karoon, Badar macune, Laashin Maxamed Calasow Hiraabe, Geedi Garabey, Xasan Geedi Abtow Macloow Nuur Abiikar Abwan Xasan Jiis Cabdulle Geedanaar Cadoow bidixeey iyo qaar kale oo halkaan lagu soo koobi Karin,. Inta aan hada sheegnay waa 2 shabeelle iyo Banadir ookaliya likn waxaa jira qaar kamid ah Dadka laxaqira ama Gobalada laxaqiray Baay iyo Bakool Hiiraan iyo Galguduul , Somalidu waxey kumahmaahdaa 

Dhibkaad Dhoowrataa Dhashaada ayuu sugaa 

Udiyar garoow Qeyba 2aad

wq Sayid Hassan Ali
Eml abdisamedd@hotmail.com
Norway Trondheim 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip