RW Soomaaliyaiyo taliyaasha Ciidamada oo maanta Hortagaya Fadhiga Baarlamaanka

0
Wednesday March 02, 2016 - 11:44:39 in Wararka by
  • Visits: 526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Soomaaliyaiyo taliyaasha Ciidamada oo maanta Hortagaya Fadhiga Baarlamaanka

    Cumar C/Rashiid Cali Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyaasha Ciidamada Nabad Sugidda iyo Booliska Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay hortagaan Fadhiga Golaha Baarlamaanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cumar C/Rashiid Cali Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Wasiirka Amniga Gudaha, Taliyaasha Ciidamada Nabad Sugidda iyo Booliska Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay hortagaan Fadhiga Golaha Baarlamaanka Soomaaliya.
  • Kulankaan lagu wacay Saraakiishaasi ayaa yimid kadib markii Taliyaasha Booliska iyo Nabad Sugidda ay imaan waayeen Kulamada Baarlamaanka oo dhowr jeer looga yeeray.

 

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sheegay in sababta Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke loogu yeeray ay tahay inuu Taliyaasha Booliska iyo Nabad Sugidda uu keeno Golaha Baarlamaanka, maadaama uu Magacaabay isaga.

 

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay falal amaan daro, iyadoo Baarlamaanka Soomaaliya uu doonayo in Taliyaashaasi Amnigu quseeyo wax laga weydiiyo arrintaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip