Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Go'aan soo saarey

0
Sunday April 05, 2020 - 21:07:52 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Go'aan soo saarey

    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa soo saaray Go'aankan kadib wadatashi uu la yeeshay Xeer- ilaaliyaha Guud ee Qaranka , Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobalka Banaadir iyo Dhamaan Garsoorka Maamul Goboleedyadda Dalka. War-saxaafad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa soo saaray Go'aankan kadib wadatashi uu la yeeshay Xeer- ilaaliyaha Guud ee Qaranka , Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobalka Banaadir iyo Dhamaan Garsoorka Maamul Goboleedyadda Dalka. War-saxaafadeed kasoo baxey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa waxaa lagu sheegay in la kordhiyey hakinta dhageysiga dacwadaha madaniga,furashada dacwadaha Cusub,racfaan qaadashada. Sidoo kale War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in la dhageysan doono dacwadaha ciqaabta iyada oo la adeegsan doono hab la xiriira dhinac Tignoolijiyada. Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxey Xafiiska Guddoomiyaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip