Guddoomiye Cismaan Barre oo baaq u direy laamaha amniga Hir-Shabeelle

0
Sunday April 05, 2020 - 21:06:03 in Wararka by
  • Visits: 290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Cismaan Barre oo baaq u direy laamaha amniga Hir-Shabeelle

    Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hir-Shabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa isbitaalka Degmada Jowhar ku booqday dadkii shalay ku waxyeeloobay qarx miino oo dhulka loogu aasay Goob lagu shaaho oo ka ag dhow boosteejada gaadiidka soo aada Magaalada Muqdish

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hir-Shabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa isbitaalka Degmada Jowhar ku booqday dadkii shalay ku waxyeeloobay qarx miino oo dhulka loogu aasay Goob lagu shaaho oo ka ag dhow boosteejada gaadiidka soo aada Magaalada Muqdisho. Dadka waxyeelada soo gaartay waxaa ka mid ah Xilibaan Sakiriye Muumin Hilowle oo lagalu tacaalayo isbitaalka Intersos Ee Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle. Guddoomiyaha oo mid mid u booqday bukaanada ayaa Alle ugu baryay inuu caafimaad siiyo,waxaana laamaha amniga uu ka codasaday inay xoojiyaan baaritaanada lagu goobayo dadkii ka dambeey qaraxaasi. Qaraxii ka dhacay Magaalada Jowhar xalay ayaa waxaa ku geeriyoodey hal uux halka ay ku dhaawacmeen Shan Ruux oo uu kamid yahay Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Hir-Shabeelle.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip