Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay magaalada Jowhar

0
Saturday April 04, 2020 - 19:26:48 in Wararka by
  • Visits: 279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay magaalada Jowhar

    Waxaa soo baxaya faahfaahino ku aadan qarax qasaare geystey oo Maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxan oo aan illaa iyo hadda si rasmi ah loo shaacin waxa uu aha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku aadan qarax qasaare geystey oo Maanta ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxan oo aan illaa iyo hadda si rasmi ah loo shaacin waxa uu ahaa inuu geystey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxan oo ka dhacay goob lagu shaaho oo ku taal bartamaha magaalada ayaa waxaa ku dhintey hal ruux halka ay ku dhaawacmeen dad ku dhow toban ruux oo ay ka mid yihiin xildhibaan ka mid ah baarlamaanka hirshabelle iyo haween goobta ku ganacsanayay. Dhammaan dadka waxyeeladu soo gaartay ayaa la sheegay loola cararay Cisbitaalka si looga dabiibo Qaraxan ayaa ah kii ugu horeeeyay oo noociisa oo kale ah oo ka dhaca magaalada Jowhar sanadkan cusub 2020ka.

    




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip