Madaxweynihii hore Kooxda K/cagta Real Madrid oo u geeriyooday cudurka Coronavirus

0
Sunday March 22, 2020 - 16:36:36 in Wararka by
  • Visits: 2629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii hore Kooxda K/cagta Real Madrid oo u geeriyooday cudurka Coronavirus

    Madaxweynihii hore ee Kooxda kubada cagta Real Madrid Lorenzo Sanz ayaa geeriyooday isaga oo ay da'diisa aheyd 76 sano, kaddib markii uu ku dhacay cudurka Coronavirus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Kooxda kubada cagta Real Madrid Lorenzo Sanz ayaa geeriyooday isaga oo ay da'diisa aheyd 76 sano, kaddib markii uu ku dhacay cudurka Coronavirus.

Lorenzo Sanz ayaa Isbitaal loola cararay Talaadadii la soo dhaafay, kaddib markii ay qabatay xumad, waxaana baaritaan lagu sameeyay kaddib lagu ogaaday in laga helay cudurka Coronavirus.

Sanz ayaa ahaa Madaxweynaha Kooxda kubadda cagta Real Madrid sanadihii 1995-2000, waxaana xilliyadaas ay Real Madrid ku guuleysatay labo jeer Koobka Champions League.

Cudurka Coronvirus ayaa adduunka oo dhan si safmar ah ugu faafay, iyadoo uu soo ritay kumanaan ruux, waxaana cudurkan uu sababay in adduunka oo dhan ay hakad geliyaan dhaq dhaqaaqyadii isu socodka duulimaadka, si looga hortago faafida cudurkan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip