Waa iga Tallo: iska ilaali Caasinimo.

0
Thursday March 05, 2020 - 15:38:49 in Wararka by
  • Visits: 1262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa iga Tallo: iska ilaali Caasinimo.

    1.Hooyo muuqaalkeeda ayaaba kaaga filan in aad dareento Naxariista Qalbigeeda ku jirto. (F.S:1aad). 2.waxaa lagu yiri: Cali bin Xussein bin Cali Abii Daalib Alla ha u naxariistee. Sida aan kugu naqaan waxaad tahay Qofka ugu baarisan H

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1.Hooyo muuqaalkeeda ayaaba kaaga filan in aad dareento Naxariista Qalbigeeda ku jirto. (F.S:1aad). 2.waxaa lagu yiri: Cali bin Xussein bin Cali Abii Daalib Alla ha u naxariistee. Sida aan kugu naqaan waxaad tahay Qofka ugu baarisan Hooyadii, oo wax kasta oo wanaag ah waad u sameeysaa. Haddana weligeena ma arag Adiga oo hooyadaa cunto la cunayo .

waxa uu yiri: waxaan ka baqaa in Anniga oo Weel wax kula cunayo ey Gacanteeydu ku hor marto oo ey soo qaadato Cad ey niyeeysatay in ey iyadu soo qaadato, Kadibna aan sidaa Caasi ku noqdo.(F.S:2aad)

3. waxaa cadeeyn kaaga filan in Caasinimo ey tahay wax laga fogaado iyo Dambi weyn, Aayadda Qur’aanka iyo xadiithka leh: Caasi waalideen Janno ma galo.( F.S:3aad).

waa iga Talo, waalidka iyo Rixamka Qaraabada ah xaqooda dhoowr.

Qore:Yahya Amir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip