HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 16-FEB-2020

0
Sunday February 16, 2020 - 08:59:12 in Wararka by
  • Visits: 391
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 16-FEB-2020

    Ra'iisul Wasaare Kheyre iyo ku-Xigeen ka James Swan oo kulan gaar ah wada yeeshay. R/Wasaaraha XFS, Md. Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xig eenka wakiilka xogyahaya guud ee Q/Mi doobay u qaabishan arrimaha Soomaal i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Kheyre iyo ku-Xigeen ka James Swan oo kulan gaar ah wada yeeshay. R/Wasaaraha XFS, Md. Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xig eenka wakiilka xogyahaya guud ee Q/Mi doobay u qaabishan arrimaha Soomaal iya, ahna isku dubbaridka arrimaha gar gaarka dalka, Adam Abdelmoula. Kulanka dhex maray R/Wasaaraha iyo Adam Abdelmoul ayaa looga hadlay barn aamijyada dib-u-habeynta, mashaariicda horumarineed ee QM ay ka sameyso Soo maaliya iyo sidoo kale arrimaha gargaar ka.R/W. Khayre ayaa Q/Midoobay uga ma had celiyay taageeradeeda dadaallada di b-u-habeynta iyo fulinta mashaariicda horu marinta ee qaybta ka qaadanaya gaarim adda mililooyinka ummadda Soomaaliy eed.

Danjire Yamamoto oo hal mid ku amma anay Axmed Madobe kadib kulankoodii

      Taliska ciidamada Mareykanka Africa ee Africom ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay socdaal ay dhowaan magaalooy inka Kismaayo iyo Boosaaso ku tageen tal iye Jeneral Stephen Townsend iyo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yam amoto.

     Qoraalka Africom ayaa lagu sheegay in Townsend iyo Yamamoto ay madaxweyna yaasha Jubaland iyo Puntland Axmed Ma doobe iyo Saciid Deni kala hadleen dadaal lada gobolka iyo muhiimadda ay leedahay sii wadista beegsashada kooxda Al-Shab aab.

     "Waxaan ka ammaanay madaxweyna ha Jubaland Axmed Madoobe dadaallada wadajirka ah ee ciidamada ammaanka ee Jubaland, Danab, iyo Xoogga Dalka ee Al-Shabaab ku weeraray dooxada webiga Juba,” ayuu yiri Yamamoto.

     "Howl-galladaas waxay tusaale u yihiin wada-shaqeynta wax ku-oolka ah ee  dolw adda dhexe iyo ciidamo goboleedyada ee dowladda Mareykanka ay raadineyso inay ku taageerto Soomaaliya.”

      Mr.Yamamoto ayaa ugu baaqay dowla dda federaalka iyo dowlad goboleedyada inay si wax ku ool ah uga shaqeeyaan sidii ay ula dagaalami lahaayeen "cadowgooda guud ee Al-Shabaab.”   

Africom ayaa sheegtay in safarka Tow nsend uu muhiim u yahay xoojinta xiriirka militari ee qotada dheer ee Mareykanka uu la leeyahay saaxiibadiisa Bariga Africa. Dad ku geeriyooday dabeylo ka dhacay xeebaha Muqdisho

     Dabeylo maalmahaan laga dareemay xeebaha gobalka Banaadir ayaa waxaa soo baxayo khasaaro ka soo gaaray kal uumaysada Soomaaliyeed ka jilaabta xeebaha gobalka.

     Inta la xaqiijiyey ilaa Lix ruux oo Kalu umeysato ah ayaa ku geeriyooday halka Lix kale lagu la’ yahay badda waxa ay ku sugan yihiin nolol iyo geeri toona, sidoo ka le waxaa jira khasaare soo gaaray agabkii ay isticmaalayeen.

      Mid ka mid ah kalluumeysatada gob alka Banaadir oo wareysi siiyey VOA-da ayaa ka warbixyey xaalada ka jira xeeba ha gobalka iyo khasaaraha soo gaaray dhalinyada ka jilaabata badda iyo qalabkii ay wateen waxaana uu yiri

       "Dhallinyarada 6 ka mid ah meydkoo da waa la helay 6-na kale lama haayo doo mankii 8 Doomood lama haayo, marka wax hadda badda aada majiraan oo Mal aay keydsanaa aya la isticmaala, Malaay in hadda badda la galo oo la soo qabtaa majiro”

      Sidoo kale kalluumeysatada gobalka ayaa sheegay in ay adag tahay in xilligaan ay ku dhiirradaan galitaanka badda, iyaga oo sabab uga dhigay in aysan jirin Doomo waaweyn oo soo badbaadinaya badalkee da waxaa ay ku qasban yihin in isha ay ka dawaan Hirarka Badda."Waa laga joogaa annaga Dooman kale oo nasoo badbaa dimaayo majiraan Doomaheenna waa Bal anbaalis waa kuwo yar yar, kuwo waa weyn ayaa xamar weyne ka baxo iyagana waxaa baxa afar xabo” ayuu yir.

      Waxaa maalmihii tagay si weyn looga dareemay xeebaha gobalka Banaadir da beylo xoogan kuwaas oo ay adag tahay doomaha yar yar ay xamilaan waxaana adkaata in lagu kaluumeysto.

Sacuudiga” Turkiga waxaa uu taagee raa maleeshiyaadka xagjirka ah ee Lib ya iyo Soomaaliya”

      Wasiirka Arimaha Dibada Sacuudiga, Adel Al-Jubeir, wuxuu xaqiijiyay in Boqort ooyada ay ka soo horjeeddo waxa uu ku til maamay duulaankii Turkiga ee Suuriya, iyo taageerada uu u fidiyay maleeshiyaad ka xagjirka ah ee Libya iyo Soomaaliya.

     Waxaa uu sheegay in Turkiga uu ka soo horjeedo Xasililoonida dalalka Soom aaliya, Liibiya iyo Suuriya.

    Al-Jubeir wuxuu ku sheegay shir jara a’id oo uu kaga hadlay booqashadiisa caa simada Romania, Bucharest in dowladdi isa ay si weyn uga soo horjeedo taageer adda Turkiga ee Soomaaliya oo uu leexi yay in ay taageertu Argagxiso.

     "Waxaan ka soo horjeednaa galitaanka Turkiga ee Suuriya, waxaanan ka soo horj eednaa taageerada ay Turkigu siinayaan malleeyshiyaadka Soomaaliya, Syria iyo Libya”

      Dowladda Sacuudiga ayaa  sheegtay in Turkiga uu doonaayo in uu xasilooni da rro uu ka abuuro Caalamka, islamarkaana uu taageero u fidinaayo Maleeshiyaadka hubeysan ee dowladdaha kasoo horjeed da.

Wararkii ugu dambeeyay dooxada Oo da-Gooye oo maalintii 2aad guban eysa

     Sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta M/La ascaanood ee xarunta G/Sool Dab xoogg an ayaa maalintii 2aad ka socda dooxada Ooda-Gooye ee duleedka Laascaanood.

     Dabka oo bilowday Dorraad ayaa wali aysan ku guuleysan Mas’uuliyiinta gobolka Sool ee Somaliland inay damiyaan, maa daama dabka uu yahay Mid xooggan oo qabsaday dhul daaqsimeed Ballaaran.

      Dabka oo aan weli la xaqiijin waxa dhaliyay ayaa Dorraad ka kacay dooxadaasi dhul daaqsimeedka ku wanaagsan oo ka mid ah dooxooyinka waaweyn ee gobolka Sool.Dadka ku sugan M/Laascaanood ay aa soo sheegaya in dabka halkaasi ka kac ay uu si xawliya ku socdo islamarkaana ay adagtahay in la demiyo maadaama uu jih ooyin kala duwan ku faafay .Gudaha Laas caanood waxaa hadda ka socda gurmad lagu doonayo in lagu demiyo dabka kaasi oo ay hoggaaminayso dowladda hoose ee degmadaasi iyo ganactada magaaladasi.

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif oo war ka soo saartay Xaalada G/Gedo.

     Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hog aamiyo Sh.Shariif Sh Axmed ayaa Xalay War kasoo saaray xaaladda ka jirta G/ Gedo.  War-saxaafadeedka kasoo baxay Madasha Xisbiyada ayaa waxaa lagu she egay in Madasha bilihii ugu dambeeyay si dhow ula socotay xaalada murugsan iyo dhiilada colaadeed ee ka jirta Gobolka Gedo.

      Madasha ayaa tacsi u dirtay qoysaska Ciidankii dhawaan ku geeriyooday dagaa lkii ka dhacay Degmada Beled-Xaawo, kaasi oo u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwo ka tirsan Jubbaland.

      Sidoo kale Qoraalka ay soo saareen Madasha Xisbiyada ayaa Madaxweynaha iyo Xukuumadda waxaa ay ku eedeeyeen inay Ciidamo gaar ah ku daabuleen G/Ge do, iyagoo kaashanaya Ciidamo Itoobiya an ah oo aan kamid aheyn howlgalka AMI SOM.

      Qoraalka Madasha ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin in Agaas imaha Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoon ka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin uu burburiyay qaab dhismeedkii Ciidamada Qalabka Sida ee Dastuuriga ahaa.

      Ugu dambeyntii Madasha ayaa Oday aasha dhaqanka iyo Waxgaradka G/Gedo ugu baaqday inay u istaagan howlaha dowladda ka wado Gobolka si aysan isku bedelin dagaal beeleedyo.

            Qoraalka ka soo baxay Madasha Xisbibiyada Qaran:-


Itoobiya oo sharci adag u sameysatay dadka baraha bulshada ku faafiya naca ybka iyo kala qeybinta bulshada

      Barlamaanka dalka Itoobiya ayaa kha miistii meel mariyey sharci dhigaya in xabs iga la dhigo dadka bogaggooda internet-ka ku faafiya wararka nacaybka.

     Tallaabadaan ayay dowladdu sheegtay in loo baahan yahay si looga hortago rab shadaha ka hor doorashooyinka ku soo wajahan dalkaas. Laakiin Q/midoobey ay sheegtay inuu go’aankaan carqaladeyn doono hadalka xorta ah.

      Dalka Itoobiya, muddo tobanaan sano ah oo uu ka mid ah waddamada Afrika ee xukunka adag lagu maamuli jiray, ayaa waxaa ka dhacay isbadal siyaasadeed oo aad u weyn tan iyo markii ra’iisalwasaara ha isbadal doonka ah Abiy Ahmed uu xafi iska la wareegay laba sano ka hor.

      Laakiin inkasta oo Abiy uu sii daayay maxaabiista siyaasadeed, suxufiyiin iyo xis biyada mucaaradka, hadana maamulka ay aa ku dhibtooday inuu xakameeyo rabsh adaha qowmiyadeed. Doorashada sanad kan ayaa loo arkaa inay tahay tijaabada u gu weyn ee lagu hubinayo in isbadalkiisa siyaasadeed uu sii jiri karo.

       Sharciga cusub wuxuu ogol yahay ga naax dhan 100,000 oo lacagta Itoobiya ah oo u dhiganta $ 3,000 iyo xabsi ilaa shan sano ah qofkii la wadaaga ama ka abuura baraha bulshada rabshado ama khalkhal ku dhaca bulshada.

      Ilaa 297 xildhibaan oo goob joog ka ah aa aqalka ayaa u codeeyay sharciga halka halka 23 kaliya ay ka soo horjeesteen.

     Itoobiya waxay dhibbane u noqotay faw do," ayuu yidhi xildhibaan Abebe Godebo.     "Dalku waa dhul kaladuwanaansho leh, sharcigani wuxuu gacan ka geysan doo naa in la isku dheellitiro kala-jaadnimada as," ayuu ku daray hadalkiisa.

      Qaar badan oo ka mid ah xildhibaann adii ka soo horjeestay sharciga ayaa sheegay in ay xadgudub ku tahay damma anad-qaadidda dastuuriga ah ee xorryada hadalka.

        Abiy, oo ku guuleystay abaalmarinta Nabadda ee Nobel sanadkii la soo dha afay, ayaa ballan-qaaday in sannadkan do orashadu noqon doonto mid xor iyo xala ala.

Maraykanka oo dul dhigay abaalmarin 5malyan oo dollar ah sarkaal ka tirsan Al-Shabaab

       Dowlada Maraykanka ayaa dul dhig tey abaalmarin gaareysa 5 malyan oo dol lar muwaadin ka soo jeeda dalka Marayk anka oo ka mid ah saraakiisha Al-Shaba ab.

     Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in lagu arkay wadooyinka maga alada Diinsoor qoraalo ay ku qornaayeen abaalmarinta iyo magaca iyo sawirka qofka la baadigoobayo.

     Sarkaalka ka tirsan Al-Shabaab ee la dul dhigay madaxiisa lacagta ayaa lagu sheegay magaciisa Jehad Serwan Musta fa,waxaa madixiisa saaran lacag gaarays a.Mustafa ayaa ah 37 sano jir ka soo je eda Wisconsin waxana uu yahay sarkaa lka ugu sareeya ee ka tirsan Al-Shabaab kaasoo haysta dhalasho Maraykan ah.

       Shaacinta sawirka iyo magaca sarkaa lkan ayaa ku soo beegmaysa xilli ay isaga tageen Al-Shabaab muwaadiniin ka soo jeeda dalka Maraykanka.

Maxkamad ku taalla Garowe oo Xukun ku riday nin kufsi geystay

        Xeerilaaliyaha Maxkamada Nugaal

Maxkamadda derejada 1aad ee Garoowe ayaa shanno oo xabsi ah, $1,000 oo gan aax ah iyo meheru misli ku xukuntay, Nin lagu heley kusfi, sida uu sheegey Xeer-ila aliye kuxigeenka Puntland, Maxamed Xar eed.

     Waxaa uu sheegay ninkaan dacwadii sa ay socotay maalmihii lasoo dhaafay, islamarkaana Shalay ugu dambeyntii xuk unkaan lagu riday.Xeer-ilaaliye kuxigeen ka ayaa sidoo kale sheegey in muddo to baad ah dib loo dhigey kiiska Hodon oo ahayd gabadh sannadkii hore lagu dil iyo kufsaday loogu gaystay Garoowe.

       Maxkamada Derejeda 1aad ee G/Nu gaal oo Shalay la horkeenay 18 eedaysane oo ku eedaysan kiisas kala duwan ayay san kasoo muuqan garyaqaano difaacaya eedaysanayaashaasi.2 kamid ah oo qirtay inay galeen falka lagu eedeeyey oo ahaa Mobile furasho iyo dhaawac geysasho ay aa maxkamadu ku xukuntay 2 sano oo xar ig ah iyo ganaax $1000 (Kun dollar ) ah.

Gudoomiye Filish oo ku baaqay bixinta Canshuuraha xilli Waddooyinka Muqdisho xiran yihiin

       Dowlada hoose Xamar ayaa xarunta G/Banaadir ku soo bandhigtay gadiid kala duwan oo qeyb ka noqon doono ololaha wacyigalinta bixinta camshuuraha iyo si doo kale dabagalka la xisaabtanka muwa adiniinta iska dhaga tira iney bixiyaan can shuurta ku waajibtay.

       Nidaamka qaadista canshuuraha kala duwan ee G/Banaadir ayaa laga dhigay qa ab casiri ah oo ka duwan qaababkii horey loo qaadijaray waxaana daah-furay ololah aan G/G/Banaadir ahna duqa M/ Muqdi sho Md. Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filnsh).

     Agaasimaha canshuuraha dowlada ho ose Xamar Ayaan Cabdi Maxamud ayaa faah faahisay ololahaan "Gaadiidkan wax ey ka howlgali doonaan afarta qeyb oo ay ka kooban tahay M/Muqdisho si ay wacyig aliyaan bulshada islamarkaana loo darda rgaliyo qaadista Canshuuraha kala duwan ee daqliga”.

      Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyada gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahad-Ale (Ibraahim Dheere) wa xa uu tilmaamay inay la dagaalami doona an Musuq-Maasuqa.

     "Bixinta Canshuuraha waxey ka turjum eysaa muwaadinimada waana waajib saar an qofkaste oo muwaadin ah, kamaamul ahaan waxaa naga go’an la dagaalanka Musuq-Maasuqa”.

      Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Md.Cumar Finish ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay fudu deeyaan bixinta Canshuuraha si loogu gu uleysto hirgalinta mashaariicda ee adeeg yada bulshada. "Waxaan si xushmad kuji rto ugu codsaneynaa muwaadiniinta Soom aaliyeed inay si dagan ku bixiyaan canshu urta ku waajibtay si aan dib iyaga ugu celi no islamarkaana loogu fuliyo adeegyada aas aasiga ah ee bulshada, waan la xisa abtami doona cidkaste oo aan iska bixinin canshuurta ku waajibtay.

Khasaaro Ka Dhashay Dabkii Ka Kacay Warshadda Biyaha Zamzam

     Waxaa xalay saqdii dhexe lagu guule ystay deminta dab socday ku dhawaad Todobo saac, kaasi fiidkii hore ee xalay qabsaday Warshadda Biyaha Zamzam qeybta ay ku leedahay isgoyska Tabeel laha Sh. Ibraahim.

      Inta ay socotay hawsha lagu damina yay dabkan ayaa waxaa si wadajir ah uga qeyb qaatay masuuliyiinta Garasbaaley, Gaadiidka dab damisyada gobolka Bana adir iyo Shirkadda Hormuud.

       Masuuliyiinta goob-jooga aheyd inta uu gurmadku socday ayaa waxa ay kala ahaayeen Agaasimaha guud ee nadaafa dda iyo billic soo celinta gobolka Banaadir Sharmaarke Caddow Tuuryare, Guddoomi yaha deegaanka Garasbaaley, Saraakiil Ciidan iyo dadweyne farabadan.

      Taliyaha Booliska Garasbaaley Laba Xidigle C/ladhiif Cali Maxamuud (Rubac Gaaldile) oo dhankiisa gurmadka ka qeyb qaadanayay ayaa sidoo kale ka hortagay in Tuug-nacas uu boobo hantida shac abka.

      Guddoomiyaha Garasbaaley C/raxm aan Garyare oo goobta ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in dabka uusan geysan Khasaaro nafeed, hayeeshee uu geystay Khasaaro hantiyadeed.


Dowladda Sri Lanka oo lacag ku taageeraysa qorshaha deyn cafinta Soomaaliya

     Dowladda Sri Lanka ayaa ku dhawaaq day inay biirin doonto Rs. 163 Milyan oo la cagtaasi dalkaasi ah  oo loogu talagalay xi rmada maaliyadeed ee Hay’adda Lacagta Adduunka oo lagu oggolaaday deyn Cafi nta Soomaaliya.

      Hay’adda lacagta adduunka ee IMF bi shii Diseembar 2019 wa xay ansixisay qorshe ma aliyadeed oo IMF ka caa win doona inay daboo sho qaybteeda ka bixinta deynta Soomaa liya. Qaabka culeyska miisaaniyadda ee Hay’adda Lacagta Adduunka waa siyaa sad ay ansixisay Guddiga Fulinta ee San duuqa Lacagta Adduunka (IMF) 1986 wax aana habkan loo qaatay inuu dib ugu soo celiyo khasaaraha dakhliga sababa la xir iira lacag la’aan xubnahu dartood sababo kala duwan awgood.

      Kulamo ay guddiyada sare ee Baniga adduunka iyo IMF yeesheen 12-13-kii bish aan ayey uga doodeen dekumenti ay shaq aalaha bangiga adduunka iyo IMF ka diya ariyeen Soomaaliya, oo khuseeya hindisa ha sare ee dalalka saboolka ah ee aad u deymeysan.

      Guddiga sare ayaa soo dhaweeyay dadaalka dowladda FS ee lagu hagaa jinayo xariirka Soomaaliya iyo hey’adaha deymaha ku leh iyo sidoo kale nadiifinta deymaha, waxayna isku raaceen in qiim eynta la sameeyay ay muhiim u tahay in Soomaaliya laga cafiyo inta badan US$5.3 billion ee lagu leeyahay.

AMISOM oo shaacisay doorkeeda doorashadda soo socota

     Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) Danjire Francisco Madeira iyo mas’uuliyiin kale ayaa Shalay la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Mad axa-bannaan ee Doorashooyinka Qaran ka (NIEC), Xaliima Ismaaciil Ibraahim.

     Dood-wadaag ayaa diirada lagu saaray doorashooyinka soo socda iyo doorka Cii danka AMISOM.

       AMISOM ayaa mar kale ku nuuxnuux satay sida ay uga go’antahay inay kala shaqeyso DFS sugida amniga doorashooy inka. Waxa ay sidoo kale sheegtay AMIS OM in ay taageero Buuxda ay siin doontu Guddiga doorashooyinka Qaranka si loo dhameystiro howlaha doorashooyinka.

Mareykanka iyo Taliban oo xabad-joojin kooban gaaray

 Dowladda Mareykanka ayaa heshiis xa bbad-joojin oo kooban lagaartay ururka Taliban eek a dagaallama waddanka Afga nistan. Heshiiska oo socon doona mudda todoba ad ah ayaa u gogol-xaaraya qor she lagu doonayo  in ciidanka Mareykanku kaga ba xaan dalka Afganistan.

      Sarkaal u hadlay  Mareykanka ayaa la ga soo xigtay in heshiiskaas todobaadka ah uu shigayo in kooxda Taliban ay yara yso rabshadaha.  Sidoo kale wuxuu shee gay ayaa she egay in heshiiska oo dhaw aan dhaqan-geli doona uu quseeyo guud ahaan dalka Afgh anistan oo ay ku jiraan ciidamada dowlda dalkaasi.

       Heshiiska ayaa waxaa qeyb ka ah in ciidamada Mareykanka ee jooga Afghanist an ay kor kala socon doonaan dhaqangal ka heshiiska si loo hubiyo in Taliban ay he shiiska jebisay ama ixtiraamtay.

       Haddii uu heshiiskan toddobada maa lin dhaqan galo waxa la filaya in Mareykan ka iyo Taliban ay u gudbi doonaan wajiga 2aad ee wadahaddaladda Nabadda Afg anistan. Mareykanka ayaa waxaa dalka Af ghanistan ka jooga ciidan gaaraya 13 kun oo askari.

Dowladda Kenya oo ka hadashay loola nka kala dhexeeya Jabuuti iyo eedeyn ay u jeediyeen Madaxweyne Geelle.

      War qoraal ah oo kasoo baxay dowlad da Kenya ayay uga hadashay loolanka ka la dhaxeeya dowladda Jabuuti ee ku aad an kursiga aan joogtada ahayn ee Q/Mid oobay oo 2da dowladood mudooyinkii ugu dambeeyay ay isku hayeen cida Afrika ku matalaysa.

     Warkan ayaa dowladda Kenya waxay ku sheegtay in ay weli u xayiran tahay go ’aan rasmi ah ee M/Afrika iyo in la dhex dhexaadiyo 2da dowladood loo na ogolaado dowl adda Kenya in hanashada kursigaas.

      "Waxaan aad uga murugaysanahay hadalada is daba jooga ah ee aan diblom aasiyada u wanaagsanayn oo ka soo yeer aya madaxwaynaha dowladda Jabuuti Ism aaciil Cumar Geelle” ayaa lagu yiri qoraal ka Kenya.  21-ki bishii Agoosto 2019 midoowga Afrika waxa ay sameeyeen go’aankooda u gu dambeeya, kaas oo ahaa in Kenya kur sigaasi hesho, "waxaan sii laba laabnay ol oleheena, balse weli walaalaheen Jabuuti ma qanacsana”

      "Midoowga Afrika waxaa uu xariir la sa meeyay dhamaan wadamada qaybta ka ah jumciyada qurumaha ka dhaxaysa iya ga oo ku qanciyay in Kenya ay u sharaxan tahay kursiga aan joogtada ahayn taasi waxaa ay muujinaysaa in aysan jirin sab ab ay walaalaheen Jabuuti uga soo hor je estaan hamigeena” ayaa la sii raaciyey qoraalka.

      Dowladda Jabuuti ayaa horay u shaac isay in ay san marnaba ka tanaasuli doon in musharaxnimadeeda kursiga aan joogta da ahayn ee Qaramada Midoobay.

Odayaal iyo Ganacsato loo xiray ‘dhul xabaalo ah’ oo ay isku hayaan dowladda

      Xukuumada Somaliland ee uu hogaam iyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa xabsi ga u taxaabtay Odayaal iyo Ganacsato ba dan oo ka soo horjeestay dhul banaan oo ku yaala Wajaale oo ay dhisaneysay Was aarada Gaadiidku, kaasi oo ay ku sheeg en inuu yahay ‘dhul xabaalo ah’.

       Odayaashan iyo Ganacsatada ay xir tay Xukuumadu ayaa tirad oodu dhan tahay 19-qof, kuwaasi oo far aha ula tagay dhagax aan ay Wasaarada Gadiidku ku soo rogatay dhulkaasi, oo ay ku doodayaan inuu yahay xabaalaha Waj aale.Dadka la xidhay ee iskugu jira Oda yaasha iyo Ganacsatada ayaa iyagu ka biyo diidan in dhulkaasi dhisato wasaa rada Gaadiidku, iyagoona ka hor inta aan la xidhin warbaahinta ka sheegay in Xuk uumadu ay iibineyso dhulkaasi.

    



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip