AMISOM oo shaacisay doorkeeda doorashadda soo socota

0
Saturday February 15, 2020 - 21:15:42 in Wararka by
  • Visits: 242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AMISOM oo shaacisay doorkeeda doorashadda soo socota

    Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) Danjire Francisco Madeira iyo mas'uuliyiin kale ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka (NIEC), Xaliima Ismaaciil Ibraahim. Dood-wadaag ayaa di

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) Danjire Francisco Madeira iyo mas'uuliyiin kale ayaa maanta la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka (NIEC), Xaliima Ismaaciil Ibraahim. Dood-wadaag ayaa diirada lagu saaray doorashooyinka soo socda iyo doorka Ciidanka AMISOM. AMISOM ayaa mar kale ku nuuxnuuxsatay sida ay uga go'antahay inay kala shaqeyso Dowladda Federaalka Soomaaliya sugida amniga doorashooyinka. Waxa ay sidoo kale sheegtay AMISOM in ay taageero Buuxda ay siin doontu Guddiga doorashooyinka Qaranka si loo dhameystiro howlaha doorashooyinka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip