Dab xooggan oo ka kacay Warshad ku taalla Muqdisho

0
Saturday February 15, 2020 - 21:13:11 in Wararka by
  • Visits: 228
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dab xooggan oo ka kacay Warshad ku taalla Muqdisho

    Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Caawa dab xoogan ayaa ka kacay Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam ee ku taalla Tabbeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa ah mid xoogan uuna kusii faafayo qeybo kale oo kamid ah Xarunta W

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka Caawa dab xoogan ayaa ka kacay Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam ee ku taalla Tabbeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa ah mid xoogan uuna kusii faafayo qeybo kale oo kamid ah Xarunta Warshadda Biyaha Zamzam. Gaadiidka Gurmadka deg dega ah ayaa gaaray goobta uu dabku kacay waxayna la tacalayaan daminta dabka.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip