Kalluumeysato ku dhintay dabeylo ku dhuftay xeebaha Muqdisho

0
Saturday February 15, 2020 - 18:56:32 in Wararka by
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kalluumeysato ku dhintay dabeylo ku dhuftay xeebaha Muqdisho

    Xilli maalmihii lasoo dhaafay Dabeylo ay ka jireen meelo ka mid ah Soomaaliya ayaa qaar ka mid ah Guddiyadda Kalluumeysatadda ee Muqdisho waxa ay sheegeen in Waxyeelo ay kasoo gaartay. Doomo iyo dadkii saarnaa ayaa lagu la'yahay xeebaha Magaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilli maalmihii lasoo dhaafay Dabeylo ay ka jireen meelo ka mid ah Soomaaliya ayaa qaar ka mid ah Guddiyadda Kalluumeysatadda ee Muqdisho waxa ay sheegeen in Waxyeelo ay kasoo gaartay. Doomo iyo dadkii saarnaa ayaa lagu la'yahay xeebaha Magaalada Muqdisho, xilli ay saameysay Dabeylaha ku dhuftay xeebaha Muqdisho. Ugu yaraan lix ka mid ah kaluumeysatada doomaha yar yar ku jillaabta ayaa ku dhintay sidda ay sheegeen qaar ka mid ah Kalluumeysatadda. Waxaa sidoo kale lagu la'ayahay doomo xeebaha magaalada Muqdisho, ka dib markii dabeylo ay kaluumeysatadu ku sheegeen kuwo aan waqtigan looga baran, ay xeebaha ku dhufteen.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip