Fadlan Caawi Muwaadinkan Soomaaliyeed ee Kaalmada u baahan

0
Friday February 26, 2016 - 17:21:33 in Wararka by
  • Visits: 1497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fadlan Caawi Muwaadinkan Soomaaliyeed ee Kaalmada u baahan

    Waxaa magaalada Jowhar ku xanuunsanaya muddo 10 bilood ah aabbe Soomaaliyeed oo toban carruur ah waalid ah u ah waxaana xanuunkiisa wax loogaga qaban waayay magaalada Jowhar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Jowhar ku xanuunsanaya muddo 10 bilood ah aabbe Soomaaliyeed oo toban carruur ah waalid ah u ah waxaana xanuunkiisa wax loogaga qaban waayay magaalada Jowhar.

Cali Shiikh Baarbe waa nin dhalinyaro ah oo xoogiisa ugu shaqeyn jirey carruurtiisa hase yeeshee tan iyo markii uu xanuunka qabtay ayuu awoodi waayay inuu sariirta ka kaco. Waxana ummada Soomaaliyeed loogaga codsanayaa in ay ka caawiyaaan Cali Shiikh Baarbe sidii uu dawo ugu heli lahaa xanuunkiisa iyo ciddii gacan siin kartaba.

Fadlan walaalka Muslimka ahow la xiriir taleefan Lambar 0615500627 oo laga helo Sheekh Axmed Baroow Acraabi.

Waa sidaan cinwaanka laga heelo.


Cali Shiikh Baarbe
Laga helo Sheekh Axmed Baroow Acraab
Telefoonka 00252615500627
Jowhar,Soomaaliya

baarbe (1)

baarbe (2)

baarbe (3)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip