Sawirro:-Madaxweyne Qor-Qoor oo Shir la yeeshay Sakaasha iyo Ciidanka Glamudug

0
Tuesday February 04, 2020 - 20:19:16 in Wararka by
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Madaxweyne Qor-Qoor oo Shir la yeeshay Sakaasha iyo Ciidanka Glamudug

    Madaxweynaha Cusub ee Dowlad-Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Maanta Magaalada Dhuusamareeb kulan gaar ah kula yeeshey hoggaanada kala duwan ee Ciidamada Amniga ee Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad-Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Maanta Magaalada Dhuusamareeb kulan gaar ah kula yeeshey hoggaanada kala duwan ee Ciidamada Amniga ee Galmudug.

Kulanka gaarka ah ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo la xiriira dhanka amniga deegaanada Galmudug iyo sidii loo dardar gelin lahaa sugida amniga.

Madaxweyne Axmed Qoorqoor ayaa uga mahadceliyey taliyayaasha sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadkooda shaqo tan iyo markii halkaas ay bilowdeen Ololaha Doorashadii Galmudug.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye qoorqoor ayaa taliyeyaasha Ciidamada amniga faray inay sii dardargeliyaan sugitaanka amniga deegaanada Galmudug.

Si kastaba amniga Magaalada Dhuusamareeb ayaa mudooyinkii dambe waxaa uu ahaa mid aad loo adkeeyay, waxaana sugida amniga iska kaashanayay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip