Miyuu Tababare Klopp Qorsheynayaa in Uu Dib Ula Soo Hishiiyo Xiddigiisii Hore Ee Philippe Coutinh

0
Friday January 24, 2020 - 19:32:06 in Wararka by
  • Visits: 773
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Miyuu Tababare Klopp Qorsheynayaa in Uu Dib Ula Soo Hishiiyo Xiddigiisii Hore Ee Philippe Coutinh

    Liverpool ayaa lagu waramayaa in uusan damac uga jirin in ay dib ula soo saxiixdaan qadkoodii dhexe ee Philippe Coutinho marka suuqa xagaaga la gaaro. Biloowgii todobaadkaan , Bayern Munich ayaa shaacisay in aysan dooneyn in toos ula wareegaan laa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Liverpool ayaa lagu waramayaa in uusan damac uga jirin in ay dib ula soo saxiixdaan qadkoodii dhexe ee Philippe Coutinho marka suuqa xagaaga la gaaro. Biloowgii todobaadkaan , Bayern Munich ayaa shaacisay in aysan dooneyn in toos ula wareegaan laacibkaan kaasi oo amaah uga soo maqan kooxda Barcelona . Waxaana muuqaneysa in Barcelona ay baadi goobayaan koox toos uga iibsata waxaana la filayaa in Philippe Coutinho uu Munich ka soo tago marka xilli ciyaareedka uu dhamaado. Si waliba oo ay ahaato, El Desmarque ayaa sheegeysa in aysan jirin fursad laacibkaas reer Brazil uu dib ugula midoobayo Liverpool oo uu ka tagay biloowgii 2018-ka Tababare Klopp ayaa lagu waramayaa in uusan diyaar u aheyn in 91 milyan ay ku soo ceshataan 27 sano jirkaas isla markaana qorshaha ugu jirrin soo celintiisa Klopp waxa uu isha ku hayaa in midkood kooxda uu keeno Isco oo Real ah iyo Fabian Ruiz oo u jooga kooxda Napoli





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip