Akhriso:-Hirshabeelle Oo Amar Dul-Dhigtay Hay'addaha Samafalka

0
Sunday January 19, 2020 - 21:20:11 in Wararka by
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Hirshabeelle Oo Amar Dul-Dhigtay Hay'addaha Samafalka

    Wasaaradda qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saarta Amar ku socda Hey'adaha Samafalka ee ka howlgala Deegaanada Hirshabelle. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka qorsheynta Hirshabeelle a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo saarta Amar ku socda Hey'adaha Samafalka ee ka howlgala Deegaanada Hirshabelle. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka qorsheynta Hirshabeelle ayaa waxaa dhamaan Hey'adaha Samafalka lagu wargeliyay inay iska soo diiwaan geliyaan Wasaaradda Qorsheynta ugu dambeyn 31-da bishani janaayo ee 2020.

 
Hirshabeelle ayaa sheegtay in sanadkii tegay ee 2019 deegaanadeeday saameeyeen dhibaatooyin dabiici ah sida fatahaadii uu sameeyay Wabiga Shabeelle, iyagoona tilmaamay in sanadkan 2020 la dar-dar gelin doono shaqooyin badan.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda qorsheynta Hirshabeelle.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip