Guddoomiye Mursal oo la kulmay Wafdi ka socda Hay'adda UNDP

0
Sunday January 19, 2020 - 20:58:42 in Wararka by
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Mursal oo la kulmay Wafdi ka socda Hay'adda UNDP

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan ayaa maanta oo Axad ah waxaa uu xafiiskiisa ku qaabiley ku- xigeenka Wakiilka, Barnaamijka UNDP Soomaaliya. Kulanka ayaa labada dhinac wax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan ayaa maanta oo Axad ah waxaa uu xafiiskiisa ku qaabiley ku- xigeenka Wakiilka, Barnaamijka UNDP Soomaaliya. Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta u dhaxeysa Hay'adda UNDP iyo Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya.

Ku xigeenka Wakiilka Barnaamijka UNDP Soomaaliya ayaa balanq aadey inay xoojin doonaan xiriirka wanaagsan oo ay la leeyihiin Xildhibaannada Golaha Shacabka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip