Dhageyso:-Wasiir Beyle oo ka hadley Mashruucii Kheyre hakiyey

0
Sunday January 19, 2020 - 20:31:44 in Wararka by
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Wasiir Beyle oo ka hadley Mashruucii Kheyre hakiyey

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dib loogu noqonayo mashruucii horumarinta Dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Wasiir Beyle waxaa uu sheegay in mashrucaas q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dib loogu noqonayo mashruucii horumarinta Dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Wasiir Beyle waxaa uu sheegay in mashrucaas qeylo dhaan farabadan ay ka timid,isla markaana dhamaan la isugu yeeri doono dhinacyada ay quseyso.

Masharuuca horumarinta Magaalada Madaxda Dowlad goboleedyada ayaa ahaa mid laga reebay Maamulada Hir-Shabeelle iyo Galmudug oo saaxiibo dhow la ah Dowladda halka Maamulada kale iyo Gobolka Banaadir loo kala siiyey min 28 Milyan oo Dollar.

Ra’iisul Wasaaraah xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheytre ayaa sheegay in mashruucaas uu hakiyey,kadib markii dhaleeceyn iyo doodo dhinaca Baraha Bulshada ah uu ka dhashay.

xigasho:radiorisala.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip