Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqey

0
Sunday January 19, 2020 - 20:04:33 in Wararka by
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqey

    Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Dhuusamareeb waxaana shir guddoominaayay GudoomiyahaBaarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal. Guddiga doo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Dhuusamareeb waxaana shir guddoominaayay GudoomiyahaBaarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal. Guddiga doorashada Madaxweynaah iyo kuxigeenkiisa ayaa waxaa ay ka kooban yihiin 13 Xubnood,kuwaas oo laag soo xuley Baarlamaanka cusub ee Galmudug,waxaana guddigaan ay dhawaan soo saari doonaan jadwalka doorashada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip