Xarunta Gobolka Banaadir oo lagu qabtay munasabad xil wareejin ah.

0
Sunday January 19, 2020 - 18:37:41 in Wararka by
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarunta Gobolka Banaadir oo lagu qabtay munasabad xil wareejin ah.

    Musaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir ayaa waxaa xilalka kula kala wareegay agaasimaha cusub ee waaxda waxbarashada Gobolka Benaadir Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nur,isagoo kala wareegay agaasimihii ka horreeyay Cabdinaasir Rooble Abu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir ayaa waxaa xilalka kula kala wareegay agaasimaha cusub ee waaxda waxbarashada Gobolka Benaadir Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nur,isagoo kala wareegay agaasimihii ka horreeyay Cabdinaasir Rooble Abuukar.

Marwo Basma Caamir Shakeeti guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee Gobolka Banadir oo goobjoog ahayd musaabadda xil wareejinta ayaa sheegtay in muhiimad gaar ah ay leedahay waxbrashada Gobolka,isla markaana looga fadhiyo agaasimaha cusub inuu la yimaado dardar gelin iyo wax qabad muuqda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip