Guddoonka BFJS oo hambalyo u diray guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug

0
Friday January 17, 2020 - 22:54:43 in Wararka by
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoonka BFJS oo hambalyo u diray guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug

    Guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoonka cusub ee baarlamaanka Dowlad gobaleedka Galmudug oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusa-mareeb. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoonka cusub ee baarlamaanka Dowlad gobaleedka Galmudug oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusa-mareeb. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFJ mudane Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa u hambaleeyay guddoomiye Dr Maxamed Nuur Gacal iyo Ku-xigeenadiisa,isagoo u rajeeyay in eebe uu Ku guuleeyo xilka loo igmaday. Sidoo kale mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi gudddoomiyaha Aqalka sare ayaa hambalyo iyo bogaadin u jeediye guddoonka baarlamaanka Galmudug. Wasiirka Arrimaha gudaha XFS mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa kula dar daarmay guddoonka baarlamaanka Galmudug ee la doortay in si hufan ay u gutaan waajibaadka loo doortay Maalmaha soo socda ayaa lafilayaa in la qabto doorashada madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip