Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaanka Galmudug oo la doortay

0
Friday January 17, 2020 - 21:23:31 in Wararka by
  • Visits: 259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaanka Galmudug oo la doortay

    Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa goordhow lagu qabtey doorashada guddoomiye kuxigeenada 2-aad ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana codeynayey 89 Xildhibaan ee Maamulka Galmudug. Doorashada ayaa waxaa ku tartamay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa goordhow lagu qabtey doorashada guddoomiye kuxigeenada 2-aad ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana codeynayey 89 Xildhibaan ee Maamulka Galmudug. Doorashada ayaa waxaa ku tartamay Fadumo Cabdi Cali & Maxamed Axmed Maalin,waxaana ku guuleystay Faadumo sidda ay sheegeen Guddiga. Doorashada Guddoonka baarlamaannka Galmudug ayaa soo dhamaatay , waxaana la doortay Gudoomiyaha, gudoomiye ku xigeenka koowaad iyo Gudoomiye ku xigeenka labaad.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip