Taariikhda Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug

0
Friday January 17, 2020 - 14:51:09 in Wararka by
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhda Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug

    Hoos Ka Akhriso Taariikhda Guddoomiyaha Cusub ee Maanta loo doortey Baarlamaanka Maamulka Galmudug. 1966, ayuu ku dhashay Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud • 1987, ayuu ka baxay Dugsiga Sare, Muqdisho • 1988, ayaa qaatay Diblooma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoos Ka Akhriso Taariikhda Guddoomiyaha Cusub ee Maanta loo doortey Baarlamaanka Maamulka Galmudug. 1966, ayuu ku dhashay Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud • 1987, ayuu ka baxay Dugsiga Sare, Muqdisho • 1988, ayaa qaatay Diblooma heer dhexe_ Machadka maamulka & maareynta Jaamacadda Carabta Ee Muqdisho • 1995, ayuu shahaadada 1-aad ee Sharciga ka qaatay Jaamacadda Umudurmaan ee Sudaan • 1999, ayuu ka qaatay Diblooma sare, Machadka maareynta masiobooyinka ee Jaamacadda Caalamigaa ee Afrika • 2000, Ayuu Diblooma Sare ee Qaanuunka Guud ah ka qaatay Jaamacdda Al-neeleyn/Sudaan • 2001, Ayuu Shahaadada 2-Aad oo maareynta Masiibooyinka ah ka qaatay Jaamacadda Caalimga ah ee afrika • 2008, ayuu shahaadada 3-aad ee Sharciga ka qaatay Jaamacadda Umul darmaan ee Dalka Sudan. DHANKA SHAQADA Wuxu kasoo shaqeeyay Jaamacadda Muqdisho, soo noqday hormuudka kuliyada sharciga 2013-2014 wuxuu ahaa wasiru dowlaha arrimaha dibadda 2014-2016: wuxu soo noqday la taliye arrimaha dib u heshiisiinta Xafiiska PM Ugu danbeyn, 2019 kii xubin guddiga dib u heshiisiinta DGGM, iyada oo Maanta loo doortey Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip