XOG: Khilaaf Xooggan Oo Soo Kala Dhex Galay DENI & Ku-Xigeenkiisa+Xiisad Kaa Taagan Garowe

0
Friday January 17, 2020 - 00:01:37 in Wararka by
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XOG: Khilaaf Xooggan Oo Soo Kala Dhex Galay DENI & Ku-Xigeenkiisa+Xiisad Kaa Taagan Garowe

    Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash,kaas oo si aad ah looga dareemayo Madaxtooyada Garowe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash,kaas oo si aad ah looga dareemayo Madaxtooyada Garowe.

Khilaafka ayaa ka dhashay ka dib markii madaxweynaha Puntland uu xilka ka qaaday guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Puntland,taas oo uu ka xarooday Axmed Karaash,islamarkaana diidmo ka muujiyay.

Wararka qaar oo aan heleyno ayaa sheegaya in Khilaafkan labada mas’uul uu saameyn xooggan ku yeeshay xafiisyada Xukuumadda,waxaana joogsaday shaqooyin muhiim ah oo shacabka loo hayay.

 
 

Madaxweyne DENI ayaa la rumeysan dhawaan inuu daaqada uga saaray Dhoobo daareed khilaaf soo kala dhexgalay iyo wada shaqeyn la’aan,waxaana la ogeyn halka uu ku dambeyn doono Khilaafka DENI iyo ku-xigeenkiisa hadda soo kala dhex galay.

XOG: Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay DENI & Ku-xigeenkiisa+xiisad kaa taagan Garowe
xigasho:-shaaciye.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip