HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 15-Janaayo-2020
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka soo laabtay dalka Cu maan oo uu kaga qeyb galay tacsida Sul daan Qaabuus Binu Siciid oo dhawaan ku geeriyoodey dalkaas.
Madaxweynaha oo Suldaanka cus ub ee Cummaan Haysam Bin Daar iq kula kulmay Qasriga Saldanada dalkaas ayaa la wadaagay in shacabka iyo dowla dda Soomaaliyeed ay la qaybsanayaan murugada geerida Suldaan Qaabuus oo kaalin ka qaatay gurmadka shacabkeenna wakhtiyadii adkaa.
Madaxweyne Farmaajo ayaa u rajee yey Suldaanka cusub ee dalkaas Suldaan Haysam Binu Daariq in uu sii amba-qaado dhaxalkii horumarineed ee uu ka tagay Suldaanka geeriyooday, isagoona shee gay in shacabka iyo dowladda Soomaaliye ed ay ka go'an tahay xoojinta xiriirka taarii khiga ah ee kala dhexeeya walaalahooda dalka Cumaan.
Dhankiisa, Suldaan Haysam Bin Daa riq ayaa uga mahad celiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafd iga Dowladda Federaalka Soomaaliya ka soo qayb-galka tacsidan iyo in maalmahan murugada leh ay garab istaageen shacab ka iyo dowladda Cumaan
Khasaaro ka dhashay dagaalka Galgad uud & Ciidamo loo dirayo
HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 15-Janaayo-2020
Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka soo laabtay dalka Cu maan oo uu kaga qeyb galay tacsida Sul daan Qaabuus Binu Siciid oo dhawaan ku geeriy