Shuruudaha xilka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyey

0
Tuesday January 14, 2020 - 18:43:37 in Wararka by
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shuruudaha xilka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyey

    Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Mamulka Galmudug ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay shaaciyeen Shuruudaha laga doonayo qofka u tartamayo Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Shuruudaha Guddiga ay soo saareen oo ka kooban

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee Mamulka Galmudug ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay shaaciyeen Shuruudaha laga doonayo qofka u tartamayo Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Shuruudaha Guddiga ay soo saareen oo ka kooban 8 Qodob ayaa waxaa ugu muhiimsan in uu yahay muwaadin Soomaaliyeed oo kasoo jeeda deegaannada Galmudug,sidoo kalena heysta Shahaadoi Jaamacadeed ama wax u dhigma.

Sidoo kale shuruudaha ayaa waxaa kamid ah in ugu yaraan in uu leeyahay Shansao oo khibrad hoggaamin maamul ah iyo uusan gelin fal dambiyeed uu ku muteystay Xukun Maxkamadeed.

Hoos Ka Akhriso Shuruudaha xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip