Madaxweyne Xaaf oo kulamo ka wada Magaalada Gaalkacyo

0
Monday January 13, 2020 - 10:30:48 in Wararka by
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xaaf oo kulamo ka wada Magaalada Gaalkacyo

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa qaabilay Ugaaska Beesha Sheekhaal kaas oo Shalay galinkii dambe gaaray Magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha iyo ugaaska ayaa aad uga wada-hadlay xaalka Galmudug iyo sidii looga shaqe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa qaabilay Ugaaska Beesha Sheekhaal kaas oo Shalay galinkii dambe gaaray Magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha iyo ugaaska ayaa aad uga wada-hadlay xaalka Galmudug iyo sidii looga shaqeyn lahaa Maamul loo dhanyahay oo ku dhisan Cadaalada iyo Sinaan,kaas oo ololihiisa uu Madaxweyne Xaaf ka wado Gaalkacyo. Sidoo kale Gaalkacyo ayaa la filayaa in 15-ka ishaan uu ka furmo Shirweyne looga arinsanayo xaalada Galmudug,sida uu horey u iclaamiyey Axmed Ducaale Geelle Xaaf.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip