HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 13-1-2020

0
Monday January 13, 2020 - 10:15:03 in Wararka by
  • Visits: 206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 13-1-2020

    Ciidanka Dowladda oo soo bandhigey Sarkaal Shabaab ah oo isku dhiibey Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Baraawe ee G/Sh/Hoose ayaa waxaa ay Shalay soo bandhigeen Sarkaal ay sheegeen in uu ka tirsanaa Al-Shabaab,hayeeshee isku-so

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dowladda oo soo bandhigey Sarkaal Shabaab ah oo isku dhiibey Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Baraawe ee G/Sh/Hoose ayaa waxaa ay Shalay soo bandhigeen Sarkaal ay sheegeen in uu ka tirsanaa Al-Shabaab,hayeeshee isku-soo dhiibey Ciid anka Dowladda Soomaaliya. Sarkaalkaan oo Magaciisa lagu sheeg ay Maxamed Axmed Maadeey ayaa talis ka Booliska degmada Baraawe waxaa ay sheegeen inuu isku-soo dhibey Ciidamada Dowladda,isla markaana Al-Shabaab uu ku biirey sanadkii 2012-kii. Maxamed Axmed Maadeey oo Warba ahinta la hadlay ayaa sheegay in uu la soo xiriirey Abtigiis oo dowladda ka tirsan sida asina ay ugu suurta gashay inuu dowlad da isku-soo dhiibo,waxaana uu baaq u di ray Xubnaha weli ka tirsan Al-Shabaab. Taliyaha Booliska degmada Baraawe Ibraahim Aadan Cali ayaa Goobta lagu soo bandhigeyey Sarkaalkaan ka sheegay in sarkaalkaan sababaha uu uga soo bax ay Al-Shabaab ay kamid tahay dhibaato oyin uu kala kumay iyo inay ka shakiyeen. Al-Shabaab weli dhankooda kama hadlin ninkaan taliska Ciidanka Dowladda ee deg mada Baraawe ay Shalay soo bandhig een oo la sheegay in uu kasoo goostay Al-Shabaab.

Suuxufi  C/Qaadir Coday oo shalay xor iyaddiisa dib u helay ka dib xukun ku dhacay daraad

     Waxa goordhow oo shalay ah dib u he lay xoriyadiisi Wariye Cabdiqaadir Coday, oo daraad Maxkamada gobolka Maroodi-je ex ay ku xukuntay hal sanno oo xadhig ah iyo ganaax lacageed oo dhanaa 3 Milyan oo SL Shiling ah.

     Sii deynta Coday ayaa timid kadib ma rkii loo iibiyey xarggii ay daraad ku xukun tay Maxkamada gobol ka Maroodi-jeex, mi daasi oo suurta-galis ay in uu shalay dib u helo xoriyadiisi sux ufigu.

      Cabdiqaadir Coday oo warbaahinta la hadlay ka dib sii deyntiisa ayaa waxa uu sheegay in la xiray isagoo howlihiisi shaqo ku jira, isla markaana loo maray xariggiisa sifo sharci darro ah.

  Suxufi Coday ayaa Xukuumada Somali land ee uu hogaamiyo Madaxweyne Biixi ka dalbaday in dacwadaha ka dhanka ah suxufiyiinta Somaliland ay u maraan sifo sharciga waafaqsan, oo aan lagu deg-deg in xarigooga. Coday ayaa sidoo kale waxa uu xusay in mudadii uu ku xirnaa CID-da Hargeysa ay si wanaagsan ula dhaqmeen ciidamada boolisku, wuxuuna ka dhawa ajiyey in isbe del weyn ku yimid booliska iyo qaabkii ay ula dhaqmi jireen suxufiyi inta xiran.

      Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa ayaa daraad Kiiska Cabdiqaadir Coday ka gaartay go’aan ka ma dambeys ah, iyadoona ku xukuntay hal sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed oo dhan 3Milyan oo Somaliland Shiling ah.

Imisa xubnood ayaa Ahlu-Sunna laga siiyay guddiga doorashada madaxda Galmudug?

    Kulan xalay ka dhacay M/Dhuusamare eb ee xarunta Galmudug ayaa lagu qeyb saday xubnaha guddiga doorashada ee madaxda Galmudug, kuwaas oo ka koob naan doona 15 xubnood sida ay noo xaqii jiyeen ilo xog ogaal ah.

     Kulanka ayaa dhaxmaray saraakiil ka tirsan Ahlu-Sunna, guddiga farsamada ee dhismaha Galmudug iyo saraakiil ka tirsan xafiiska R/wasaaraha. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in mudadii uu kulanka soc day uu R/wasaaraha telephone kula hadla yay dhinacyasii howshaas waday islamar kaana xaliyay doodo ka taagnaa guddiga.

      Guddigaan ayaa ka shaqeyn doona do orashada madaxweynaha, guddoonka baa rlamaanka iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug waxaana lagu qeybsaday laba dhinac kuwaas oo kala ah.

     Sida aan xogta ku helnay, Ahlu-Sunna waxaa laga siiyay 6 Xubnood oo ka imaan doona 20-kii Xildhibaan ee la siiyay iyo 9 xubnood oo laga soo dhax xuli doono xub naha kale ee baarlamaanka oo ay soo xul een odayaasha, waxaysu wararku sheeg ayaan in shaqsiyaad gaar ah la diyaariyay kuwaas oo shalay la shaacin doono wada rtooda guud oo gaareysa 15 xubnood.

       Doorashada Galmudug ayaa ku soco to si xowli ah waxaana durba soo baxaya cabashooyin badan oo ku saleysan dhina ca doorashada madaxweynaha iyo soo xul istii baarlamaanka.

      Kuraasta qaar ee baarlamaanka Gal mudug ayaa ilaa hadda waxaa ka taagan dood, waxaana dhiman oo aan ilaa hadda lagu dhawaaqin ilaa 6 kursi oo ay ka taag an tahay doodo kulul.  Lama oga sida ay ku dhamaan doon to doorashada Galmud ug oo ka kulul kana saameen badan tii sanad ka hor ka dhac day Baydhabo ee maamulka Koonfur Ga lbeed Soomaaliya.

Soomaaliya & Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixdey

    Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuu riyadda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa shalay kulan la qaatay safiirka midowga Yururb ee Soomaaliya.

      Wasiir Cawad iyo Ambassador Nicolas Berlanga ayaa ka wada hadleen arrimo dhowr ah sida in Midowga yurub uu xooj iyo taageerada uu siiyo Soomaaliya, iyaga oo kala saxiixdeen 2da masuul heshiis arrimahaas ku saabsan.

      Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibad da iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhu uriyadda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad ayaa safiirka uga mahad cel iyey taageerada ay mar walba siiyaan Soomaaliya.

Mashruuca horumarinta degmooyinka JPLG oo laga bilaabay magaalada Laascaanood

     Mashruuca horumarinta degmooyinka ee loogu yeedho JPLG  'Joint Programme on Local Governance' ayaa munaasibad la gu furayo lagu qabtay hotel Casuura ee M/Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

     Munaasibadan oo ay ka soo qayb gal een qaybaha kala duwan ee bulshada, ma amulka heer gobol iyo degmo iyo masuuli yiin ka socdey mashruucan ayaa si aad ah loogu qaadaa dhigay faa'iidada mashruu can u leeyahay degmooyinka iyo bulshada ku noolba.

      Qaar ka mid ah ganacsadada ugu mii saanka culus gobolka Sool oo halkaasi ka hadlay ayaa isu daba maray in ay diyaar u yihiin wixii waxqabad ah ee dan u ah bul shada "dawlada Hoose ha la timaado ma shaariic waxtar leh anagana lacagta ha na weydiiso" sidaa waxaa yidhi Cali Cabdi Xa ashi madaxa shirkadda isgaadhsiinta Tele som ee gobolka Sool.

      Waxgarad iyo cuqaal halkaasi ka had lay ayaa sheegay in ay soo dhoweynaya an mashruucan diyaarna diyaarna u yihiin inay isgarab taagaan, baahi badan in loo qabana waa ay xuseen.

     "Mashruucan in badan baan daba taa gnayn si looga faa'iidaysto shalayna waat an aan daahfurayno, waxaana u mahad celinayaa Madaxweynaha iyo Wasiirka Ari maha Gudaha oo ku adkaystay in mashru ucan la gaadhsiiyo degmooyinka Laasca anood, Ceerigaabo iyo Caynabo" sidaa wa xaa yidhi gudoomiyaha degmada Laascaa nood Cabdicasiis Xuseen Xasan.

      Garaad Cabdilaahi Maxamed Guuleed oo gunaanadkii munaasibada ka hadlay ayaa waxa uu soo dhoweeyey mashruuc an waxaanu bulshada kula dardaarmay in ay taageeraan mashruucan iyo wixii faa 'iido u soo kordhinaya.  Mashruucan oo la sheegay in degmoo yinkan ay fulinayso Somaliland ayaa la ee gi doonaa heerka wax qabad ee uu ku soo kordhin doono degmada Laascaa nood, waxaanu ku soo beegmay xili gol aha degaanka uu ka dhamaad mudo xile edkooda.

Shabaabkii la soo qabtay ee ugu layaab gelinta badnaa

    Maxamed Xaaji Axmed oo loo yaqaano (Ilkacase/Xudeyfa) ayaa dareen xasaasi ah ku beeray shacbiga Soomaaliyeed, ka dib markii Telefishinka Qaranka uu baahiy ay muuqaal laba qayb ahaa, kuna saab naa wareysi lala yeeshay ninkaasi.

Ninkan oo muddo sanado ah hoggaamin ayay Amniyaadka Al-Shabaab ee dilalka qorsheysan ka fuliya Magaalada Muqdi sho ayaa sidoo kale door ku lahaa qarax yo kala duwan oo ka dhacay Caasimadda Muqdisho.

      Ciidamada Booliska ee G/Banaadir oo muddo ahba hayay xogta ninkaasi ayaa u gu dambeyn waxaa sanadkii hore u suu rta-gashay inay gacanta ku soo dhiga an, iyadoona ay Maxkamadda Ciida mada Qa labka Sida dil ku xukuntay 31-kii bishii December.

      Waxyaabaha layaabka badan dadwey naha ku abuuray ayaa ah in uu ninkan ka masuul ahaa dad badan oo siyaabooyin kala duwan loogu dilay Magaalooyinka Mu qdisho iyo Marka, haba ugu badnaatee tir ada uu ku dilay Magaalada Muqdisho.

      Maxamed Xaaji Axmed ayaa dadka uu dil alkooda soo abaabulay,laguna dilay M/ Muqdisho ayaa waxaa ku jira saddex jan an, oo ka tirsanaa Saraakiisha Ciidamada Dowladda.

     Ninkan ayaa waxaa dhalay Sarkaal Bo oliska Soomaaliya ka tirsan, waxaana xus id mudan mar horey loo soo qabtay in lagu sii daayay damaanad uu damiintay aabba ha dhalay, oo xilligaa oo aan ogayn inuu Shabaab yahay.

       Arrinta kale ee hadalhaynta ugu bad an ka dhex dhalisay dadweynaha ayaa ah inuu ninkan yahay nin dhalinyaro ah oo waxbartay, isla-markaana macalin ka ahaa jaamacad ku taala Magaalada Muqdisho.

Goobaha ay bulshada isugu timaado iyo barraha bulshada ayaad ku arkeysaa sida ay dadku u hadalhayan Barnaamijka Gun gaar ee lagu soo qaatay ninkan, lana mag ac-baxay Macalinkii Dilaaga.

        Midda hadalhaynta xoojisay ayaa ah sida aanu Ilkacase wax jixin-jix ah haba ya raatee uga muujin dadkii faraha bad naa, ee uu dhiigoodu ugu talagalay inuu daad iyo. Ninkan ayaa dhawaan wejihi do ono Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalab ka Sida, haddii uu rafcaan ka qaato xukun kii ay ku riday Maxkamadda Daraj ada 1a ad ee Ciidamada Qalabka Sida, da ahna inagama saarna in ay iyana xoojin doonto xukunkii hore.

     Dadka qaarkii ayaa waxayba qabaan in ninkan uu yahay mid xogo muhiim ah ha ya, loona baahan yahay inay ka faa’Iideys taan laamaha amniga, ka hor inta aan xuk unka dilka ahi lagu fulin. Xudeyfa ayaa no qonaya Shabaabkii u gu horeeyay oo gac anta sharciga ku jira, isla-markaana bixiya wareysigii ugu xasaasisanaa, xitaa marka aad milicsato wareysigii uu kol hore bixiy ay Xasan Xanafi Xaaji, oo 11-kii bishii April ee sanadkii 2016 lagu toogtay M/Muq disho, ka dib markii Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ay xukun dil ahi ku xukuntay 26-kii bishii March ee isla sanadkaasi.

      Xasan Xanafi oo ka mid ahaa Suxufiyi inta M/Muqdisho, balse markii dambe Sha baabka ku biiray ayaa qirtay inuu soo mal eygay dilalka tiro Suxufiyiin ahaa loogu ga ystay M/Muqdisho, waxayna soo qabasha diisa ka dambeysay markii ay xoggo iswe ydaarsadeen Sirdoonka Somaliya iyo Ken ya, iyadoona gacanta lagu soo dhigay bi shii December ee sanad kii 2014.

Xigasho:-caasimadda.Net

Al-shabaab oo ku habjabay inay weera rayaan saldhigyada maraykanka

     Kooxda Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay weerari doonaan bartilmaameedyada Mareykanka ee adduunka oo dhan maal mo kadib markii ay qaadeen weerar aan horay loo arag oo lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee ku sugan Kenya.

      ‘Waxaan nagu ballan ah dhiig daadin kale oo ka dhan ah askarta Mareykanka iyo rayidkooduba” ayaa lagu yiri hanjaba ada kasoo baxday ururka Alshabaab.

     Alshabab waxay sheegeen weerarkii xerada Maraykanka ee Manda Bay ee ku taala Kenya inuu ahaa weerarkii ugu dhim ashada marka loo eego beegsiga ciidam ada Maraykanka tan iyo 2017.

      Gen Stephen Townsend, oo ah taliya ha AFRICOM, ayaa ku taliyay in wax laga qabto ka hor inta aysan shabakadda Alsh abaab ku fidin meelaha kale, ayna ku laay aan muwaadiniinta Mareykanka ee dalkoo da ku sugan.

DP world oo shaqaleysiisay sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Israa’iil, si ula wareegto dekeda Sudan

     Shirkadda DP World ayaa shaqaaleys iisay Ben-Menashe  oo ah sarkaal horey u ga tirsanaan jiray sirdoonka Israa’iil, si ay ugu ololeeyaan maamulka madaxweyne Trump oo ka taageeraya dalabkooda ah in ay maamusho dekada ugu weyn ee Suu daan.

     Shirkadda ayaa saxiixday heshiis $ 5 milyan ah - oo $ 1.5 milyan oo doollar kam id ah horey loo bixiyay.

      Suudaan waxay dekedeeda heshiis ho re oo ku kacayay $ 2.4 la gashay shirkad Filibiin ah oo hoos imaanaysay Madaxwey ne Cumar al-Bashiir. Laakiin golaha kume elgaarka ayaa baabi'iyay heshiiskii bishii Abriil 2019, ka dib markii xukunka laga tuu ray Al-Bashiir.

     Ben-Menashe oo madaxweyne ka ah shirkad ka shaqeysa arrimaha qandaraas ka ciidamadda oo lagu magacaabo Dick ens & Madson ayaa  website-ka Al-Moni tor u sheegay in DP World ay horay u fiirin eysay dekada xilligii Al-Bashiir.

      Wuxuu intaas ku daray inuu isagu wali u taagan yahay danaha Suudaan laakiin uu hadda u shaqeynayo golaha rayidka ka asoo golaha milatariga ku-meel-gaarka ah xilka kala wareegay bishii Agoosto ee las oo dhaafay.

       Tallaabadan ololaha ah ayaa imaa naysa iyadoo shirkadda DP World, oo inta badan ay leedahay boqortooyada Dubai, ay sannadkan sameysay ballaarintiisii ugu horreysay waaxda saliidda iyo gaaska, iya doo in ka badan $ 1 bilyan ka heshay shir kadda Dubai ee Topaz Energy and Marine

Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabtu waxay si qoto dheer ugu lug lahaatay how laha kumeelgaarka ee Suudaan waxayna balanqaaday inay balaayiin doolar ku bixin doonto xasilinta wadanka kadib bur burkii Cumar Xasan Al-Bashiir.

      Rohan Advani, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska arrimaha dibedda ee ma gaciisa la yiraahdo The Century Foundat ion oo wax ka qoray shirkadda DP World iyo xiriirka ay la leeyihiin qoysaska haya Emirati, ayaa sheegay in Imaaraadku ay caddeeyeen in ay ku dadaalayaan sidii ay u ballaarin lahaayeen saameynta gobolk aas. Dhibaatada ka jirta Suudaan, ayuu yi dhi, "waa in lagu soo rogo cunaqabateyn caalami ah.

       Shirkadda DP World kuma ay ahayn wax qariib ku ah ololaha saameynta Mar eykanka. Sannadkii 2006, shirkadda ayaa lagu qasbay inay ka baxdo dalab ay ku do oneysay inay ka shaqeyso lix dekedood oo Mareykan ah.

       Ben-Menashe, wuxuu horey u matal ayey xoogaga bari ee Libya Khalifa Hifter, sanadkii lasoo dhaafayna wuxuu saxiixay $ 1 milyan oo doolar si uu uga caawiyo mu sharixii madaxweynaha Tunisia Nabil Kar oui.   Qandaraaskaas wuxuu ku noqday fa deexad weyn Tunisiya wuxuuna gacan ka geystay guuldaradii Karoui kadib markii Al-Monitor ay markii ugu horreysay sii daysay jiritaankeeda xogta la xadhiidhta arrintaas.

Xigasho:-caasimadda.Net


Trump oo cusbooneysiinaya Xayiraad da Socdaalka ee dalal ay kamid tahay Somaliya

    Madaxweynaha dalka Mareykanka Don ald Trump ayaa la filayaa dhawaan in uu saxiixo ama muddo sanad ah uu ku ko dhiyo xayiraada dhanka socdaalka oo uu horey u saarey muwaadiniinta lix dal oo Muslimiin ah oo ay Somaaliya qeyb ka tahay.

      Aqalka Cad ee Mareykanka oo looga arrimiyo dalkaas ayaa laga hada lhaayaa in muddo hal sano ah oo dheerad ah uu ku kordhin doono xayiraad dhinaca sod aalka ah oo la saarey muwaadiniin kasoo kala jeeda lix dal oo kala ah, Iiraan,Libya Siiriya,Soomaaliya, suudaan & Yemen.

      Xubno ku dhow dhow Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa waxaa ay sheegeen in qorshaha Madaxweyne Trump ee uu ku cusbooneysiinaayo xayiraada socdalka ee dalal kamid ah kuwa Islaamka ay tahay markii Saddexaad,isla markaana uu dha waan saxiixi doono.

     Madaxweyne Trump ayaa sharciga la gu xayiray inay dalka Mareykanka socdaal ku tagaan muwaadiniinta lix dal oo mus limiin ah waxaa uu markii ugu horeysay saxiixey 27-kii Bishii Janaayo sanadkii 2017,kadib markii uu talada dalkaasi la wareegay.

     Qorshaha Madaxweyne Trump ee uu xayiraada socdaalka ah ku saaray dalalka as ayaa ahaa ololihiisa koowaad ee markii uu ahaa Musharax Madaxweynaha Marey kanka, in kastoo uu cadaadis la kulmayay ayaa hadana waxaa dhaqan galay damicii sa,kaas oo markale uu cusbooneysiinaayo sanadkii Saddexaad.

     Afhayeenka Aqalka Cad ee Mareykan ka ayaa sheegay in qorshihii Trump ee so cdaalka xayiraada wadamada Islaamka uu nabad ka dhigey dalka Mareykanka, wax aana uu Madaxweyne Trump uu ku amaa nay qaadashada Go’aankaas

Wasaaradda Caafimaadka oo faah faahi sey Wafdiga yimid Muqdisho

  Madaxda ugu sareysa Wasaaradda Caa fimaadka Federaalka Soomaaliya oo ay hogaaminayso Wasiir Fawziya Abiikar Nu ur ayaa Shalay Muqdisho kusoo dhow eeyay Wafdi ballaaran oo kasocda Xaf ii ska ugu sareeya Hay’adda Caafimaadka Adduunka (World Health Organization- WHO).

      Wafdiga waxaa hoggaaminaya oo ka mid ah madaxda Hay’adda WHO ayna qyeb ka yihiin u qabilsanaha Xafiiska WHO ee Soomaaliya iyo Xubno kale, wax aana Wasaaradda Caafimaadka ay faah faahisey sababaha u yimaadeen So omaal iya. Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Fawziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in wafdigaan ay ku yimaadeen Soomaaliya codsi ay u direen,isla markaana ay ka caa win doonaan sidii hirgelin lahaa qorshihii caafimaad ee loo dhan yahay ee dowlad da Fedeeraalka.

Duqa Muqdisho oo Magacaabis sameeyey

     Guddooomiyaha gobolka Banaadir ah na duqa magaalada Muqdisho mudane Cu mar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Magacaabey Agaasimaha waaxda Waxbarashada ee dowlada hoose ee Xa mar. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Duqa muqdisho ayaa waxaa xilkaaso loogu ma gacaabay Cabdiraxma an Cumar Sheikh Nuur, iyada oo uu xilka kala wareegi do ono agaasimihii hore ee waaxdaasi Cabdi naasir Rooble Abuukar.

      Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ay aa horey u ahaa Agaasima Dallada waxba rashada ee FPENS.

Si kastaba laba todobaad ka hor ayay aheyd markii Guddoomiyaha Gobolka Ban aadir uu Guddoomiye Cuusb u Magacaab ey degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir,kadib markii guddoomiyihii degm adaas ay ku geeriyootey qarixii ka dhex dhacay Xarunta Gobolka Banaadir.

PUNTLAND oo shaacisay xiliga la fulinayo toogashada raggii dilay Ca’isha Ilyaas

       Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Pu ntland, Mudane Maxamuud Xasan Aw-Cismaan ayaa shaaciyey xilliga kama dam beysta ah ee xukunka dilka toogashada ah lagu fulin doono raggii lagu helay kiiskii Caasho Ilyaas Aadan.

Aw-Cismaan ayaa Telefishinka Puntland u sheegay in raggaasi oo gaaraya saddex la toogan doono subaxnimada Talaadada ah ee 11-ka bisha soo socota February 2020-ka.

     Sidoo kale xeer ilaaliyaha ayaa sheeg ay inuu daraad wareejiyey galka fulinta xuk unka oo ay ku lifaaqan yihiin warqaddii dhaxal-koobka iyo codsigii qisaas-dalabka qoyska marxuumad Caasha Ilyaas Aadan.

Saddexda xukunsanaha ah ayaa kala ah: Cabdishakuur Maxamed Dige, Cabdisa laan Cabdiraxmaan Warsame iyo Cabdifi taax Cabdiraxmaan Warsame.

     Maxkamadda darajada 1aad ee go bolka Nugaal, mida racfaanka iyo tan sare ayaa waxa ay xukun dil toogasho ku ride en raggaan, kadib markii lagu helay kiis kaasi.Caasho Ilyaas Aadan oo 12 jir aheyd ayaa la’isugu daray kusfi iyo dil bishii February ee sanadkii hore 2019-kii, waxaana dhac dadaasi ay si weyn u taabatay dadka Soomaaliyeed.

Xabbad joojin looga dhawaaqay Libya

     Xukuumadda Libya ayaa aqbashay m aanta oo Axad ah xabad joojin ay dalalka Russia iyo Turkey ay ku booriyeen dhinac yada ku dagaalamaya Libya.

      Khalifa Haftar oo ah nin dagaal hubeys an kaga soo horjeeda xukuumadda Libya ee Q/Midoobe aqqoonsan tahay ayaa isna ku dhawaaqay in uu xabadda joojiyay.

R/W xukuumadda Libya Fayez al-Sarraj ayaa sheegay in xabad joojintu ay bilaa baneyso saqda dhexe ee xalay, hase ah aatee ay xukuumaddiisu xaq u leedahay iney iska difaacdo haddii la soo weeraro.

Sarraj ayaa sheegay inuu xabad joojintan aqbalay isaga oo ka jawaabaya baaqa ka yimid madaxweynaha Turkey Recep Tayy ip Erdogan iyo madaxweynaha Russia Vladimir Putin.

     Erdogan iyo Putin ayaa ku baaqay xab ad joojinta ka dib kulan ay Arbacadii ku ye eshay magaalada Istanbul.

      Turkey ayaa kulankaasi kaga codsatay Russia iney ka dhaadhiciso Jeneral Haftar inuu aqbalo xabbad joojinta.

     Xukuumadda Ankara ayaa ciidamo koo ban oo militari ah u daabushay Libya bi shan Janaayo si ay u caawiso xukuuma dda Libya ee fadhigeedu yahay caasimad da Tripoli.

     Russia ayaa dhankeeda la aamminsan yahay iney si aad ah u taageerto ciidam ada Jeneral Haftar kaasi oo ay sidoo kale taageeraan dowladaha Imaaraatka Carab ta iyo Masar.


Dowladda UK oo digniin amni ka soo saartay dalalka Kenya iyo Soomaaliya

    Dowladda Ingariiska ayaa muwadinii nteeda u safraya dalka Kenya waxaa ay u dirtay digniin ku saabsan inay taxadar mu ujiyaan inta ay ku sugan yihiin gudaha dalka Kenya.

    War qoraal ah oo ka soo baxay Was aa rad da arrimaha dibadda UK ay aa lagu yiri, "Mu waadiniinteena Kenya ku sugan waa inay ka fogaadaan xadka ay wadaag aan Kenya iyo Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca waqooyi bari Kenya ugu yaraan masaafo dhan 60KM, kuwa u dalxiis taga ya gobolka xeebta waa in aysan xuduuda Soomaaliya u dhawaan ilaa 15 KM.

"Argagixisadu waxay u badan tahay inay Isku dayaan inay weerarro ka fuliyaan Ke nya. Waxaa jira hanjabaado saa’id ah oo ka soo yeeraya, oo ay ku jiraan afduubyo argagixiso, oo laga geysanayo guud aha an Kenya” ayaa lagu yiri bayaanka qeyb ka mid ah.

      Warkan ayaa sidoo kale waxaa lagu yiri, "Waxaa suuro gal ah inay weerarro ka dhacaan goobaha ajaanibta ay ku badan yihiin sida hoteelada, xeebaha, dhismeyaa sha dowladeed, tagaasida gaarka ah ee garoomada, dukaamada, xafladaha, goo ba cayaaraha loogu daawasho tago, iyo meelaha kale ee lagu tamashleeyo.

       Dowladda Ingariiska oo ka mid ah dowladaha sida wayn saaxiibka dhow ula ah dowladda Kenya ayaa tan iyo horaantii bishan weerarkii lagu qaaday xerada Man dha Bay ee ism aamulka Lamu, waxay wal aac ka muujinaysay in muwaadiniinteeda dhibaato ay ka soo gaarto weerarro kale oo ka dhaca gudaha dalka Kenya, halka dowladda Kenya ay isku dayeyso inay aad u adkeyso ammaanka dalkeeda.

Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaan ka 2aad ee Galmudug oo shalay   M/ Dhuusamareeb ku doorteen Guddoo miye kmg ah.

      Xildhibaannada ayaa waxa ay guddoo miyaha ku meel gaar ah u doorteen xildhi baan Xasan Keynaan Xalane.

      Xildhibaan Xasan Xalane ayaa ah xil dhibaankada’ ahaan ugu wada weyn dha mmaan xubnaha kale ee Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug ku jira, ee u badan dhalinyarada, waxaan uu sii ahaan do onaa guddoomiyaha ku meel gaar ah, ilaa iyo inta laga soo dooran ayo guddoomiyaha rasmiga ah ee Baarl amanka 2-aad ee Galmudug.

     Si kasta, waa markii ugu horraysay ay xildhibaannadan xusubi ay yeeshaan kul ankoodii ugu horeeyay, waxaana laga dar eemayaa magaalada Duusamreeb u diy aar garowga doorasho.

Amiirka Qatar Oo Socdaal Lama Filaan Ah Ku Gaaray Magaalada Tehran

      Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa Shalay oo Axad ah Safar a an la sha acin ah ku gaaray Ma gaalada Tehran ee Caasimadda dalka Iiraan, iyadoo halkaas lagu soo dhawee yay.

      Amiirka dalka Qadar ayaa Magaalada Tehran waxaa wadahadal kula yeelan doonaa masuuliyiin uu ka mid yahay Ma daxweyne Hassan Rouhani, waxaana Soc daalka halkaas uu tegay Amiirka uu ahaa mid aan lasii shaacin.

      Booqashada Amiirka ee Tehraan ayaa timid xilli ay jiraan xiisado kacsan oo ka taagan Khaliijka kadib dilkii Mareykanku ku dilay Qassem Soleimani  oo ahaa taliy ihii ugu sareeyay Iran ee Baqdaad iyo sid oo kale gantaal aargoosi ah oo Iran ay ku beegsatay bartilmaameedyada Mareykan ka ee Ciraaq.

 Ganacsatada Iyo Gaadiidleyda Muqdi sho oo ka cabanaya xirnaashaha wado muhiim ah

      Ciidamada Ammaanka ee M/Muqdisho ayaa waxa ay xireen qaar ka tirsan waddo oyinka soo gala Isgoyska Dabka ee maga alada Muqdisho.

     Ciidamada ayaa waxa ay hakad geliye en adeegsiga gaadiidka iyo bajaajta oo si toos ah u adeegsan jiray in ay maraan wadadaasi.Dhinaca kale ganacsatada wax ku iibisa agagaarka Igoyska dab ka ayaa waxa ay cabasho ka muujiyeen xi rnaan shahaiyo go’ doominta wa dadaasi, sab ab la xiriirta inay waaye en dad ka iibs ada ganacsigooda.

     Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa wa xa ay sheegeen in cabsi badan ay soo fo od saartay sii socodka ganacsigooda, sida ay sheegeen Sidoo kale go’doominta wad adaasi ayaa waxa ay saamaysay dar awalada gaadiidl eyda Bajaajta iyo gaadiidka dadweynaha iyagoo sheegay in arrintaasi ay dib u dhac weyn u keentay, sida qaarkood oo la ha dlay Idaacadda Kulmiye ay u sheegeen.

8-da bishan January ee sanadkan cusub ee 2020 ayay hayd markii uu qarax gaadhi loo soo adeegsaday uu ka dhacay Isgoys ka  Sayidka, gaar ahaan barkoontarool oo laga ilaaliyo madaxtooyada Soomaaliya, qaraxaasi ayaana ahaa kii ugu horreeyay ee dhaca sanadkan cusub ee 2020.

Boqolaal Dad Ah Oo Ka Careysan War kii Kasoo Yeeray Iiraan Oo Banaan bax Dhigay

    Boqollaal dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimadda Iran, ee Tehran, iyagoo muujinaya caro ay u qa baan dowladda, uguna yeeraya beenaa layaal inkiray inay soo rideen diyaarad ra kaab ay saarnaayeen oo laga leeyahay  dalka Ukraine.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip