Xildhibaannada Cusub ee Galmudug oo doortay Guddoomiye KMG ah.

0
Sunday January 12, 2020 - 17:30:34 in Wararka by
  • Visits: 204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaannada Cusub ee Galmudug oo doortay Guddoomiye KMG ah.

    Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Galmudug aya maanta waxay magaalada Dhuusamareeb ku doorteen Guddoomiye ku meel gaar ah. Xildhibaannada ayaa waxa ay guddoomiyaha ku meel gaar ah u doorteen xildhibaan Xasan Keynaan Xalane.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Galmudug aya maanta waxay magaalada Dhuusamareeb ku doorteen Guddoomiye ku meel gaar ah. Xildhibaannada ayaa waxa ay guddoomiyaha ku meel gaar ah u doorteen xildhibaan Xasan Keynaan Xalane.

Xildhibaan Xasan Xalane ayaa ah xildhibaanka da’ ahaan ugu wada weyn dhammaan xubnaha kale ee Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug ku jira, ee u badan dhalinyarada, waxaan uu sii ahaan doonaa guddoomiyaha ku meel gaar ah, ilaa iyo inta laga soo dooranayo guddoomiyaha rasmiga ah ee Baarlamanka 2-aad ee Galmudug.

Dhanka kale waa markii ugu horraysay ay xildhibaannadan xusubi ay yeeshaan kulankoodii ugu horeeyay, waxaana laga dareemayaa magaalada Duusamreeb u diyaar garowga doorasho.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip