Al-shabaab oo ku habjabay inay weerarayaan saldhigyada maraykanka

0
Sunday January 12, 2020 - 16:49:16 in Wararka by
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo ku habjabay inay weerarayaan saldhigyada maraykanka

    Kooxda Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay weerari doonaan bartilmaameedyada Mareykanka ee adduunka oo dhan maalmo kadib markii ay qaadeen weerar aan horay loo arag oo lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee ku sugan Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay weerari doonaan bartilmaameedyada Mareykanka ee adduunka oo dhan maalmo kadib markii ay qaadeen weerar aan horay loo arag oo lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee ku sugan Kenya.

Alshabab waxay sheegeen weerarkii xerada Maraykanka ee Manda Bay ee kutaala Kenya in uu ahaa weerarkii ugu dhimashada badnaa marka loo eego beegsiga ciidamada Maraykanka tan iyo 2017.

Gen Stephen Townsend, oo ah taliyaha AFRICOM, ayaa ku taliyay in wax laga qabto ka hor inta aysan shabakadda Alshabaab ku fidin meelaha kale, ayna ku laayaan muwaadiniinta Mareykanka ee dalkooda ku sugan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip