Madaxweyne Farmaajo Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo U Amba Baxay Dalka Eritrea

0
Friday January 10, 2020 - 11:58:15 in Wararka by
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo U Amba Baxay Dalka Eritrea

    Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Goordhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee Dalka Eriteriya Safarka Madaxweyha Ayaa Yimid Kadib Martiqaad Rasmi Ah Oo Ka helay Madaxweynaha Dalka Eritariya halkaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Goordhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee Dalka Eriteriya Safarka Madaxweyha Ayaa Yimid Kadib Martiqaad Rasmi Ah Oo Ka helay Madaxweynaha Dalka Eritariya halkaas oo inta uu ku suganyahay uu waahadalo kula yeelan doono madax kala duwan.Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Waxa uu Halkaasi wadahadal Kulan yeenlan Doona Dhigiisa Madaxweynaha Dalka Eriteriya Mudane Isaias Afwerki Waxaana Lagu wada In Ay Ka wahadlaan xoojinayo xiriirka labada dal iyo Hormarin Gobolka Geeska AFrica


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip