Puntland oo shaacisay sababta ay kaga hor timid meel marinta sharciga batroolka soomaaliya

0
Friday January 10, 2020 - 11:43:31 in Wararka by
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo shaacisay sababta ay kaga hor timid meel marinta sharciga batroolka soomaaliya

    Puntland ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku caddeynayso mawqifkooda ku aadan hindise-sharciyeedka shidaalka Soomaaliya ee ay dhowaan ansixiyeen golayaasha Dowladda Federaalka ah. Qoraal dheer oo kasoo baxay madaxtooyada ayay Puntland kusoo band

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Puntland ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku caddeynayso mawqifkooda ku aadan hindise-sharciyeedka shidaalka Soomaaliya ee ay dhowaan ansixiyeen golayaasha Dowladda Federaalka ah. Qoraal dheer oo kasoo baxay madaxtooyada ayay Puntland kusoo bandhigtay in sharcigaas aysan qeyb ka ahaandoonin inta laga yeelanayo wadatashi ku saabsan sidii meesha looga saari lahaa qodobada kasoo horjeeda dastuurka dalka iyo hannaanka federalka.
 HALKAAN HOOSE KA AQRISO QORAALKA







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip