SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jarey dhismaha Xarun qarax lagu burburiyey

0
Thursday January 09, 2020 - 18:27:38 in Wararka by
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jarey dhismaha Xarun qarax lagu burburiyey

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xariga ka jaray dhismaha xarunta Degmada Howl-Wadaag oo dib u dhis Casri ah lagu sameeyay. Xaruntaan ayaa 2-dii Bishii September ee sanadkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xariga ka jaray dhismaha xarunta Degmada Howl-Wadaag oo dib u dhis Casri ah lagu sameeyay. Xaruntaan ayaa 2-dii Bishii September ee sanadkii tegay ee 2019 waxaa Al-Shabaab ay ku burburiyeen gaari laga suu buuxiyey waxyaabaha qarxa,kaas oo lagu dhuftay dhismaha Xarunta degmada Warta-Nabada. Gudoomiyaha Gobolka Gobolka Banaadir Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in Maamulka gobolka Banaadir oo kaashanaya Shacabka ay ka go'an tahay dhismaha Xarumaha ku burburey dagaaladii ka dhacay dalka. Waxaa uu ugu baaqay Shacabka ku nool Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho inay Dowladda Federaalka iyo Ciidamada kala Sahqeeyaan sugida Amniga si magaalada Muqdisho u noqoto mid amni ah.

    




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip