Duufaan dad ku dishay Taiwan

0
Tuesday September 29, 2015 - 08:50:10 in Wararka by
  • Visits: 727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duufaan dad ku dishay Taiwan

    Ugu yaraan laba qof ayaa dhimatay in ka badan 300 oo qof oo kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kaddib markii duufaanta Dujuan, ee mararka qaar lagu tiriyo duufaanada culculus ay ku dhufatay Taiwan maalintii Isniinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan laba qof ayaa dhimatay in ka badan 300 oo qof oo kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kaddib markii duufaanta Dujuan, ee mararka qaar lagu tiriyo duufaanada culculus ay ku dhufatay Taiwan maalintii Isniinta. Duufaanta oo saacadiiba jaraysay 227 kilomitir ayaa waxa ay goysay korontadii waxaana hakad galay safaraddii hawada iyo kuwii tareenada.

In ka badan 1.8 milyan oo qoys ayeyna ku dhacday koronto la'aan, iyadoo xitaa markii ay duufaanta halkaa ka gudubtay ay ku dhawaad 650,000 oo qoys iyo ganacsi ay weli koronto la'aan yihiin.

Ugu yaraan 180,000 qoys ayaanan haysan biyo.

Labada qof ee dhimatay ayaa mid waxa uu yahay qof da' ah halka midka kalana uu yahay qof ka shaqeynayay goob dhismo.

Inta badan dadka ku dhaawacmay duufaanta ayaa waxaa soo gaaray dhaawacya fudud.



Doonyaha kaluum



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip