Pep Guardiola Oo Shaaciyey Sababtii Uu Gabriel Jesus Uga Maqnaa Ciyaartii Xalay

0
Saturday December 28, 2019 - 18:41:22 in Wararka by
  • Visits: 772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Pep Guardiola Oo Shaaciyey Sababtii Uu Gabriel Jesus Uga Maqnaa Ciyaartii Xalay

    XPep Guardiola Oo Shaaciyey Sababtii Uu Gabriel Jesus Uga Maqnaa Ciyaartii Xalay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XPep Guardiola Oo Shaaciyey Sababtii Uu Gabriel Jesus Uga Maqnaa Ciyaartii Xalay

Tababare Pep Guardiola ayaa kusoo bilaabay Sergio Aguero oo dhaawac kasoo laabtay, hase yeeshee daqiiqaddii 14aad ayuu garoonka ka saaray waxaanu kusoo beddelay goolhaye Bravo kaddib markii casaan la siiyey Ederson.

City oo inta badan oo ciyaarta ku dheelaysay 10 ciyaartoy, ayaa waxay ugu dambayn garoonka Molineux kala baxday guul-darro waji gabax ah oo soo afjartay rajo kasta oo ay ka qabtay inay soo qabato Liverpool oo hadda ka horreysa 14 dhibcood oo nadiif ah iyo hal kulan oo baaqi u ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip