DAAWO SAWIRRADA XASAN SHEEKH OO KU SUGAN MAGAALDA NEW YORK

0
Tuesday September 29, 2015 - 01:32:27 in Wararka by
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO SAWIRRADA XASAN SHEEKH OO KU SUGAN MAGAALDA NEW YORK

    Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Somaalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada New York ee dalka Mareykanka, ayaa lagu wadaa in shirka halkaasi ka furmaayo uu ka jeediyo Khudbad uu kaga hadlaayo arrimaha Somalia iyo xaaladihii ugu danb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Somaalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada New York ee dalka Mareykanka, ayaa lagu wadaa in shirka halkaasi ka furmaayo uu ka jeediyo Khudbad uu kaga hadlaayo arrimaha Somalia iyo xaaladihii ugu danbeeyay. Shirka la filaayo in Saacadaha nagu soo began uu Madaxweyne Xassan ka jeediyo Khudbada ayaa noqonaayo shirkii 70-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay.

Madaxweyne Xassan ayaa inta uu ku sugan yahay magaalada New York Siyaasada Somalia ka iibin doono Dowladaha saaxiibada la ah Somalia oo iyaguna ka qeybgali doono shirka.

Shirka golaha guud ka sokow, waxaa madaxweynaha uu ka qeybgeli doonaa kulamo kale oo gaar ah iyo kulamo uu la qaadan doono madaxda caalamka oo ay isku arki doonaan magaalada New York.

Shirka ayaa waxaa xooga lagu saari doona Arrimaha Somalia, waxaana suuragal ah in madasha uu Madaxweynaha ka sheego asbaabaha dhaliyay Mooshinada iyo Khilaafyada iminka ka dhextaagan DF Somalia.

Inta badan Madaxda Dowlada ayaa aaminsan in shirkaasi uu waxbadan ka bedeli doono xaalada dalka.

Hassan Sheikh Mohamud President of Somalia arrives at his hotel.

Hassan Sheikh Mohamud President of Somalia arrives at his hotel.Hassan Sheikh Mohamud President of Somalia arrives at his hotel.
4'<brHassan Sheikh Mohamud President of Somalia arrives at his hotel.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip