Sheekh Shaakir Oo Cadeeyay Mowqifka Hehiiska DFS Iyo Ahlu-Sunna

0
Thursday December 12, 2019 - 21:23:20 in Wararka by
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Shaakir Oo Cadeeyay Mowqifka Hehiiska DFS Iyo Ahlu-Sunna

    War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa looga hadlay heshiiska dowladda fedraalka Soomaaliya iyo maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca. War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in ay soo dhawayna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa looga hadlay heshiiska dowladda fedraalka Soomaaliya iyo maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca. War-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in ay soo dhawaynayso Ahlu-sunna Wal-jamaaca isla markaana ay aqbashay xildhibanada 20-ka ah ee laga siiyay baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug iyaga oo sheegay in ay u mahadcelinayaan dhinacyadii ku lugta lahaa heshiiska. Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

Dowladda fedraalka Somalia iyo maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ayaa waxa ka dhex taagnaa khilaad ka dhashay tirasa xildhibaanada ee laga siinayo Ahlu-sunna iyada oo ugu dambeyntii la xaliyay arrintaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip