Ku dhawaad 10 ruux oo lagu dilay weerar lagu qaaday gaari Bas ah

0
Friday December 06, 2019 - 20:58:57 in Wararka by
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku dhawaad 10 ruux oo lagu dilay weerar lagu qaaday gaari Bas ah

    Dhowr qof ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen ka dib markii Koox looga shakiyay inay Al-Shabaab yihiin ay weerar ku qaadeen Bas Maraayay inta u dhexeeysa Mandheera iyo Kutulod oo ka tirsan Gobolka Wajeer. Taliyaha Bilayska Gobolka Wajeer Stephen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhowr qof ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen ka dib markii Koox looga shakiyay inay Al-Shabaab yihiin ay weerar ku qaadeen Bas Maraayay inta u dhexeeysa Mandheera iyo Kutulod oo ka tirsan Gobolka Wajeer. Taliyaha Bilayska Gobolka Wajeer Stephen Ng'etich ayaa xaqiijiyay weerarka laakiin waxaa uu ka gaabsaday in uu faahfaahiyo Khasaaraha ka dhashay weerarka Al-Shabaab. "Waxaan xaqiijin karaa in koox hubaysan ay weerareen bas ku safrayay Mandheera caawa (Jimcaha), wali wax macluumaad ah kama hayno tirada khasaaraha,"ayuu yiri taliyaha. Qof ka mid ah dadkii ka badbaaday weerarka ayaa sheegay in Kooxda hubeysan ay dileen ku dhawaad 10 ruux.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip