HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 4-DEC-2019

0
Wednesday December 04, 2019 - 09:02:23 in Wararka by
  • Visits: 430
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 4-DEC-2019

    Aqalka Sare oo ansixiyay waxka bedel ka Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Ba arlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta xaruntooda magaalada Muqdisho ku ansixiyay qodobo dhowr ah oo hor yiillay golahasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqalka Sare oo ansixiyay waxka bedel ka Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Ba arlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta xaruntooda magaalada Muqdisho ku ansixiyay qodobo dhowr ah oo hor yiillay golahasi. Kulankaan ay Shalay yeesheen xubn aha golaha sare oo ahaa kii 20-aad ee Kal fa dhiga 6aad ayaa waxaa shir Guddo miy ay Guddomye ku-xigeenka 1aad ee Gola ha Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmed . Golaha Aqalka sare BFS ayaa ansixiyey wax-ka bedelka sharciga Iibka iyo qa ndaraasyada Qaranka ka,kaas oo ay u odeeyeen ama ay ogolaadeen 30 senatar. Guddomiyaha Guddiga Dhaqaalaha Gol aha Aqalka Sare Sentar Cabdi Axmed Dhuxuloow ayaa xubnaha golahaasi u so gudbiyay akhrinta 3aad Hindise-Sharciye dyadaasi. Golaha Sare ayaa dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay waxa uu waday kulamo lagu ansixinayo sharciyo dalka ka jira.

10 sano oo ka soo wareegatay qaraxii Hotel Shaamow (3 December 2009)

     10 sano ayaa ka soo wareegatay qara xii Hotel Shaamow (3 December 2009) xil ligaasoo Hotelka ay ka socotay Munaasab ada qalin jebinta Ardaydii Dufcadii labaad ee Jaamacadda Banaadir.

     Munaasabadda qalin jebinta ayaa wax aa ka qeyb galayay Wasiiro ka socday dowladdii xilligaas jirtay, Waalidiin, Macal imiin, Arday iyo marti sharaf kale.

     Intii ay socotay Munaasabadda, gaar ahaan xilligii uu khudbada jeedinayay Prof.Cusmaan Dufle oo ka mid ahaa Maa mulka Jaamacadda ayaa mar kaliya wax aa dhacay qarax ismiidaamin ah.

    Goobta ayaa hal mar isku bedeshay dhi ig, burbur iyo qeylo, waxaana qofka xirnaa waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay halka ay fadhiyeen Wasiirada oo uu bartilmaam eedkiisa ahaa. Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay Allaha u naxariistee Wasiirkii Hid aha iyo Tacliinta Sare Prof. Ibraahim Xas an Caddow, Wasiirkii Waxbarashada Axm ed C/llaahi Waayeel, Wasiirkii Caafimaad ka Qamar Aadan Cali, Wasiirkii dhalinyara da iyo Isboortiga Saleebaan Colaad Roob le oo dhaawac ka soo gaaray qaraxaas u geeriyooday, Prof. Shahiid, sidoo kale wax aa qaraxaas ku dhintay Wariyeyaal Dha qaatiir, Macalimiin, Arday iyo Waalidiin.

Dad u badnaa ardaydii qalin jebinaysay iyo waalidiin ayaa sidoo kale dhaawac uu soo gaaray.

      Waxaa uu ahaa qarax ay ku hoobteen Wasiiradii ugu muhiimsanaa ee qaabils anaa arrimaha bulshada dowladdii KMG ee uu hoggaaminayay Madaxweynihii ho re Shariif Sheekh Axmed

       Qaraxii Hotel Shaamow ayaa ahaa mid ka mid ah dhacdooyinkii murugada lahaa ee soo mara shacabka Soomaaliy eed, iyadoo aheyd maalin farxadeed oo Ar day qalin jebineysay oo muddo lix sano soo waday hayaankooda waxbarasho ma alin qura rajadooda la baabi’iyay oo lagu bedelay, dhiig iyo argagax.

Xildhibaan C/raxmaan Odawaa oo baaq u diray Madaxda Dowladda

      Maalmihii la soo dhaafay waxaa deega anada Galmudug dhibaato ba’an ku haaya Xayawaanka AY AXA,kaas oo  ku duldagay deegaanada Galmu dug,,isla markaana daaqii xaalufiyay,waxaana dhi baatadaas baaq ka soo saaray Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka.

     Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ka tirsan Xildhibaanna da Golaha Shacabka kana mid ah mushar ixiinta Galmudug ayaa sheegay in dadka reer Galmudug gaar ahaan Beeraleyda uu dhibaato ku haayo AYAXA loona baahan yahay in wax laga qabto.

     Waxaa uu sheegay in AYAXA uu xaal ufiyey dhul daaqsimeed farabadan oo dad ka beeraleyda ay ay beerteen,isla markaa na ay cabasho u soo gudbiyeen dadka uu matalo ee reer Galmuudg.

      Isaga oo warbaahinta kula hadlayay M/Muqdisho ayuu ugu baqay Madaxda do wlada federaalka iyo hay’adaha caalamiga inay gargaar la gaaraan dadka reer Galm udug si loo badbaadiyo nolosha dadka xo ola dhaqatada ah ee AYAXANI dhibaa tada ba’an ku hayo.

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Wafdi ka socda Hay’adaha USAID & PACT

     Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Xukuumadda So omaliya Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan howl wadeeno ka tirsan Was aaradda ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Hey’addaha USAID iyo PACT,

Kulanka ayaa looga hadlay sidii garsoorka dalka sara loogu qaadi lahaay gaar ahaan adeegyadda:- Habka Xallinta Khilaafka ADR, Kaalma Sharciyeedka iyo sidii kor loogu qaadi lahaay aqoonta dhinaca sharciga.

      Dhamaan qodobadii ay kulanka uga wada hadleen ayaa la sheegay inay  si bu uxda la isugu afgarteem,sida lagu sheeg ay War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiis ka Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya.

     Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa horay u sheegay in dowladda Soomaaliya ay dib u habeyn bal laaran ku sameyn doonto Garsoorka dal ka,waxaama horay loo bedelay xubno ka mid ahaa Garsoorka Soomaaliya.

Guddoomiyaha G/Banaadir Iyo Wasiir ka Dastuurka Oo Ka Wada Hadlay Maq aamka Muqdisho

     Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastu urka XFS Md.Saalax Axmed Jamac ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay Gudoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa M/Muqdi sho Md. Cumar Maxamuud (Filish).

    Kulan ay yeesheen labada mas’uul ayaa waxaa ay kawada hadleen arrimaha dib-u-eegista dastuurka gaar ahaan maqaamka caasimadda Muqdisho ay ku dhex yeelan ayso nidaamka Federaalka.

Gudoomiyaha ayaa lasiiyay warbixin ku sa absan nuucyada maqaamka caasimad da ee ka jira DFS dunida si aragti looga qaa to.   Gudoomiyaha ayaa ka mahadceliyay warbixinta tifaftiran ee loo soo bandhigay waxa uuna ballan qaaday in ay si dhow ula shaqayn doonaan hay’adaha u xilsaar an dib-u-eegista dastuurka islamarkaana dadka deggan caasimadda ay diyaar u yihiin in ay aragtidooda ku biiriyaan howl

aha ka socda Dastuurka.


Erdogan oo difaacay heshiiska badda ee Libya

    Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Shalay ku gacan seeray dhalleeceymaha loo jeedinayo heshiis ay la galeen Libya oo Aknara u ogolaana ya inay hesho xuqu uqda dhul-badeed baahsan, oo sidoo kale ay raadinayeen dalal ay ka mid tahay Greece.

     Heshiiskan oo Turkiga uu 27-kii Nove mber magaalada Istanbul kula saxiixday ra’iisul wasaaraha dowladda la aqoonsan yahay ee Libya Fayed al-Sarraj ayaan weli laga helin faah-faahin buuxda.

     Hase yeeshee wabixino warbaahineed qaarkood ayaa sheegaya inuu saddex me elood meel kordhinayo qalfoof-badeedka Tukrey, una ogolaanayo inay hesho dhul-badeed dhowaan la ogaaday inay ka buu xaan gaas iyo saliid oo dhaca bariga  ba dda Mediterranean-ka.

      Heshiiska ayaa dhul-badeedkan u dii daya dalalka Greece, Cyprus iyo Masar, oo sidoo kale raadinayey.

      ‘Tani waa xuquuq madax-banaani oo ay leeyihiin Libya iyo Turkey,” ayuu Erdog an u sheegay weriyayaasha isaga oo ku sugan garoonka diyaaradaha magaalada Ankara, ka hor inta aanu u bixin shirka NA TO ee London.

    Greece ayaa ku hanjabtay inay cayrin doonto safiirka Libya, haddii aan loo soo gudbin faah-faahinta heshiiska.

     Warbaahinta Turkiga ayaa sheegay in Akara ay QM u gudbin doonto aageeda cu sub ee dhaqaalaha (EEZ) marka heshiiska uu ansixiyo baarlamanka Turkey.

Dowladda oo bilaawday Imtixaanka Ruq sad bixinta Nootaayanimada

      Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Sooma aliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Shalay M/Muqdisho ka daah-furay Imtixaanka Ru qsada bixinta Noota ayanimada, kaas oo ay imtixaan u galay aan ku dhowaad 40 qof oo doonaya in ay helaan Ruqsada No otaayanimada Dalka.

      Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, ay aa tilmaamay in Imtixaankaan uu ku soo aadaayo muddo 30 sano ah kadib in lagu hirgaliyo si hufan oo loo siman yahay.

     Wasiirka ayaa sidoo kale bogaadiyay Guddiga soo diyaariyay imtixaanka oo ka koobnaa ilaa iyo 3 hay-adood oo kala ah Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Ga rsoorka, Maxkamadda Racfaanka iyo Jaa macadda Ummadda Soomaaliyeed.

      Sidoo kale ayaa wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xasan Xuseen Xaaji, kula dar-daarmay, sharciyaqaanada nasiibka u helay in ay galaan Imtixaanka Shalay, ha dii ay ku guuleystaan ay masuuliyadda ha ntida um madda ay amaano ku tahay mad aama ay dukumiintiyo muhiim ah ay u kala wareeji nayan muwaadiniinta Soomaaliye ed,ayna muhiim tahay ilaalinta bad-qab kooda in la ilaaliyo laguna ilaaliyo sifo shar ciga waa faqsan.

     Soomaaliya ayaa waxaa xilligaan ku yaalla Notaayooyin farabadan,kuwaas oo dadka Soomaaliyeed si caadi ah ugu kala wareejiya Dukumiintiyo,Dhul, Beero iyo ku wo kale.

Muwaadin Soomaali ah oo dil ka geyst ay Malta

     Muwaadinka Soo maaliga ah ayaa ku nool Jaziirada Malta,isla markaana uu qa xooti ku ahaa,waxana uu halkaasi ku dilay Nin u dhashay wadanka Ereteria.

Soomaaliga dilka u geystay Ninka Ere teriyanka ayaa wax aa lagu Magacaa baa Keynaan Cabd uqaadir oo 23 jir ah,waxaana dilka xilli ha been ah uu ka dhacay deegaanka  Tiriq Dicembru Teletakis ee ay ku taallo Xerada Qaxootiga Marsa Open Camp ee dalkaasi.

Dilka ayaa yimid,kadib markii Muwaadinka soomaaliga ah uu dhowr jeer maqas laa bta kaga dhuftay Ninka u dhashay Ereter ia,taas oo sababtay in uu u geeriyooday dhaawac soo gaaray.

       Booliska Malta ayaa eedeysanaha So omaaliga waxaa ay u gudbiyeen Maxkam ad,isaga oo beeniyey dilka lagu soo eedeeyey sida uu sheegay Garsooraha Maxkamadda oo lagu Magacaabo Josey ye Demicol.

3Alifle ka tirsan Maxkamadda ayaa sheeg ay in eedeysanaha Soomaaliga ah uu da mbiyo badan horay u galay balse haatan loo heysto dilka Ninka u dhashay wadanka Ereteria.

    Booliska Jaziirada Malta ayaa la sheeg ay in baaritaanka kiiskaan uu gacan weyn ka siiyey Nin u dhashay dalka, iyada oo ay u fududaatay inay gacanta kusoo dhiga an,isla markaana Maxkamad horgeeyaan Keynaan Cabduqaadir.

      Maxkamada Jaziirada Malta ayaa wax aa laga sugayaa inay ku dhawaaqaan xuk unka lagu ridayo eedeysanaha Soomaali ga ah ee loo heysto dilka Nin u dhashay wadanka Ereteria.

Bannaanbax ka dhacay Buulo Burde iyo xiisad ka taagan

   Banaanabxaan ayaa Shalay waxaa uu ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Buulo Burde ee G/Hiiraan,waxaana uu ahaa mid looga soo horjeeday dowlad goboleedka Hir-Shabeelle.Qaar kamid ah dadka ku no ol degmada buulo burde ayaa isugu soo baxay wadooyinka degmadaas,iyaga oo banaan baxooda uga soo horjeeda safar la sheegay in uu degmdaasi ku tegayo Wa siirka Arrimaha gudaha Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle.

    Wararka laga helayo Buulo Burde ayaa waxaa ay sheegayaan in sidoo kale dadka banaanbaxa dhigaya ay kasoo horjeedaan Maamulka Cusub ee degmadaasi ay u ma gacaawday Wasaaradda Arrimaha guda ha Hir-Shabeelle, iyaga oo dhagxaan iyo birar ku jaray qaar kamid ah wadooyinka Buulo Burde.

     Banaanbaxa ka dhacay degmada Bu ulo Burde ayaa waxaa uu saameyn ballaar an ku yeeshay isku socodka dadka iyo Ga nacsiga Magaalada,waxaana la soo shee gayaa in halkaasi ay xiisad ka taagan tahay.

     Degmada Buulo Burde ee G/Hiraan ay aa waxaa ku sugan wafdi uu horkacayo la-taliye sare oo ka tirsan Xafiiska Madaxwey naha Hir-Shabeelle iyo Wasiiro, iyaga oo ku howlan sidii loo xalin lahaa xiisada ka dhalatay isbedelkka lagu sameeyey Maa mulkii degmada Buulo Burde.

Askari Ka Tirsanaa Ciidanka Dowladda Oo Lagu Dilay Dhuusamareeb

     Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Askari ka tirsan Cii dan ka DFS  oo Shalay la gu dilay M/Dhuusama reeb ee Galmudug.

    Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muq disho ayaa waxaa ay u sheegeen in dilka loo geystay Askar iga ka tirsanaa Dowlad da uu ka dambeeyay Askari kale oo isna ka tirsan Ciidanka, kaasi oo isku dayay in uu baxsado, hayee shee la qabtay.

       Sidoo kale waxaa la sheegay in laba da Askariga marka hore uu muran aan la faahfaahin waxuu ku saabsanaa uu soo kala dhexgalay, hayeeshee markii dambe mid kamid ah Askarta uu toogtay Askarigii kale. Ilo xog-ogaal oo ku sugan Dhuusam areeb ayaa tilmaamay in Askarigii gacan ku dhiiglaha ahaa la qabtay, isla markaa na lagu xiray Xabsi ku yaalla halkaas.

     Weli ma jiro wax war ah oo kasoo bax ay Saraakiisha Ciidanka dowladda ee ku sugan M/Dhuusamareeb ee maamulka, kaasi oo ku aadan Askarigii Shalay lagu toogtay qeybo ka mid ah Magaaladaas.

xigashoradiodalsan.com


Puntland oo sheegtay in shaqadii laga ruqse eay sarkaal hoggaaminayay ciidd amo Somaliland ku biiray

      Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaaciyay in bishii 11-aad shaqadii laga ru qseeyay sarkaal hoggaaminayay ciidamo ku biiray Somaliland oo lagusoo bandhi gay degmada Taleex ee gobolka Sool.

      Taliyaha guutada 26-aad ee ciidanka     Daraawiishta Puntland, S/ Guuto Maxam uud Maxamed Axmed (Gubadle), ayaa sheegay sarkaalka lagu ruqseeyay oo la gu magacaabo gaashaane dhexe, Cali Baalle in uu diiday in uu soo xareeyo ciidd amo uu watay oo gaarayay 23 askari, si tababar u helaan loona diiwaan galiyo.

Taliye Gubadle ayaa xusay Puntland in ay go'aan cad ka qaadatay in ciidamo aan diiwaan gashanayn ay kusii dhex jiraan ciidamadeeda, isagoo intaas ku daray in sarkaalka la ruqseeyay uu doonayay inuu ku shaqeysto waxa loo yaqaano caagadaysi, oo loola jeedo sarkaal mushaar ku qaata ciidamo aan diiwaan gashanayn.

"Ciidan, haddaan la xaqiijin joogistiisa iyo tiradiisa, maalinta uu dagaal dhaco ayaa la tabaa oo ceebtooda banaanka usoo baxdaa, balse haddii la ogyahay tirada kuu joogta, ciidan walba kaalintiisa ayaa muuqanaysa," ayuu yidhi Gubadle.

Dhawaan, Puntland ayaa xero ciidan oo kutaala magaalada Qardho ku xaraysay in ka badan 500 askari oo loo sameynayo tababar iyo diiwaan galin, waxayna arintaan qeyb ka tahay qorshaha dib u habaynta ciidamada ee uu madaxweyne Deni la yimid.

Dowladda Soomaaliya oo ka digtay Fatahaado mar kale ku dhufta Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale digniin culus ka soo saartay Fatahaaddo hor leh oo ku dhufta qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladu ka digeyso fatahaado horleh oo ka dhaca  Soomaaliya,iyada oo la cabsi qabo inay da’aan roobab xoog leh.

Sidoo kale Qoraalka ayaa lagu sheegay in dowladda ay heegan buuxa  gelisay Hay’adaha qaabilsan Gurmadka deg dega iyo ka jawaabista xaaladaha deg dega ah ee ka dhalan kara Roobabka.

Hoos ka Akhrriso Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda :-

Trump oo si kulul ugu jawaabay madax weynaha Faransiiska

  Madaxweyne Donald Trump ayaa dhiggi isa Farasnsiiska Emmanuel Macron ku ee deeyay hadalkii ka soo yeeray ee ahaa in hadafkii gaa shaan buurta Nato uu dhint ay.

Mr.Trump aya a haatan ku sugan mag aal ada London halkaasi oo uu kaga qeyb ga layo 70 guuradii gaashaan burta Nato.

    War saxaafadeed ayuu Mr Trump ku sheegay in Nato ay qabatay shaqo badan oo ka mid ah hadafkii loo asaasay, hadal ka Macrona uu yahay mid aflagaaddo ah.

Waxa uu sidoo kale sheegay inay u muuq ato in Faransiiska uu ka baxayo Nato, ba lse sababta ma uusan sharixin.

      North Atlantic Treaty Organisation ''NA TO'' ayaa waxaa la aasaasay ka dib Dag aalkii 2aad ee Adduunka waxaana looga golla haa in looga hortago dhibaatadii sii baah aysay ee Midowga Soviet. 29-ka xub nood ayaa waxay ku heshiiyeen inay iska caa wiyaan weerarkasato oo lagu soo qaado.

      Balse Mr Macron ayaa bishii la soo dhaaf ay sheegay in xubnaha ka tirsan Na to ays an si wadajir ah iskala shaqeyn arr imaha taagan.

      Waxa uu ku tilmaamay in gaashaanbu urta Nato uu dhintay hadafkii loo aasaasay isa goona carrabka ku adkeeyay hawlaha uu Mareykanka wado.

     Shirka oo la filayo inuu goordhow fur mo ayaa waxaa durbadiiba saameeyay khilaafka u dhaxeeya xubanaha ka tirsan gaashaanbuurta gaar ahaanna Faransiis ka iyo Turkiga, waxaana cirka isku sii shar eeraya doodda ka dhalatay qoondada ay bixiyaan waddama ka tirsan Nato.Maxaad ka taqaannaa xulafada gaashaanbuurta NATO?

Gaashaan buurta Nato oo 70 sano jirsatay

Maraykanka oo Turkiga ka jaraya saanad muhiim ah Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu ka hor iman doono qorshaha Nato ee ku aaddan difa aca deegaanka Baltic waa haddii qo rsha haasi uusan Turkiga ka caawina ynin daga alka ay kula jirto kooxaha Kur diyi inta ee uu Turkiga u aqoonsan yahay arg agixiso.

     Nato ayaa dooneyso qorsha lagu difaa cayo Poland, Lithuania, Latvia iyo Estonia, kuwaasi oo khatar ugu jira inuu Ruushka weeraro balse weli ma cadda faah-faahi nta ku saabsan qorshahaasi.

     Ururka isbeheysiga Nato ayaa loo sa meeyay si looga hortago Ururkii Midowga Suufiyet.

      Su'aalo ayaa laga keenay sii jiritaanka ururkaan maadaama ururkii Midowga suf iyet ee quwada lahaa uu burburay ku dhawaad 30 sano ka hor.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip