Duqa Cusub Ee Degmada Buulo-Burte Oo La Magacaabay (Wareegto)

0
Tuesday December 03, 2019 - 21:03:52 in Wararka by
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Cusub Ee Degmada Buulo-Burte Oo La Magacaabay (Wareegto)

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Magacaabay Duqa Cusub ee Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan. Wareegto kasoo baxsaday Xafiiska Wasiir Caadle ayaa waxaa Duqa Buulo-burte loogu Maga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Magacaabay Duqa Cusub ee Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan. Wareegto kasoo baxsaday Xafiiska Wasiir Caadle ayaa waxaa Duqa Buulo-burte loogu Magacaabay inuu noqdo Maxamed Sheekh Sharaawe Fiidow, kaasi oo bedelaya Duqii hore ee degmadaas. Hoos ka Akhriso Warqada Magacaabista.Sidoo kale Wareegtada Magacaabista ayaa waxaa Maamulka Buulo-burte iyo shacabka degmadaas lagu faray inay la shaqeeyaan Maxamed Sheekh Sharaawe si uu u guto waajibaadkiisa shaqo.


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip