Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Magacaabay Wasiiro Cusub (Wareegto)

0
Tuesday December 03, 2019 - 20:59:00 in Wararka by
  • Visits: 306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Magacaabay Wasiiro Cusub (Wareegto)

    Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa xilalkii looga qaaday Wasiirka amniga iyo kan Warfaafinta Hirshabeelle, isagoo magacaabay kuwo Cusub. Maxamed Cabdiraxmaan Kheye ayaa loo mag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa xilalkii looga qaaday Wasiirka amniga iyo kan Warfaafinta Hirshabeelle, isagoo magacaabay kuwo Cusub. Maxamed Cabdiraxmaan Kheye ayaa loo magacaabay inuu noqodo Wasiirka Hirshabeelle, kaasi oo bedelaya Wasiirkii hore ee amniga C/qaadir Aadan Jeell. Sidoo kale Madaxweyne Waare ayaa Wasiirka Warfaafinta Hirshabeelle u magacaabay Maxamed Cabdiraxmaan Maxame oo isna bedelaya Wasiirkii hore ee Wasaaradaas Cabdiweli Muxumad Cabdi. Hoos ka Akhriso Warqada Magacaabista.Ugu dambeyntii Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa Magacaabay Wasiiro dowlaha hub ka dhigista dhaqancelinta iyo Wasiir dowlaha qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip