Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Wafdi ka socda Hay'adaha USAID & PACT

0
Tuesday December 03, 2019 - 20:49:32 in Wararka by
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Wafdi ka socda Hay'adaha USAID & PACT

    Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Xukuumadda Soomaliya Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan howl wadeeno ka tirsan Wasaaradda ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Hey'addaha USAID iyo PACT, Kulanka ayaa looga hadlay sidii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Xukuumadda Soomaliya Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan howl wadeeno ka tirsan Wasaaradda ayaa kulan la qaatay xubno ka socday Hey'addaha USAID iyo PACT, Kulanka ayaa looga hadlay sidii garsoorka dalka sara loogu qaadi lahaay gaar ahaan adeegyadda:- Habka Xallinta Khilaafka ADR, Kaalma Sharciyeedka iyo sidii kor loogu qaadi lahaay aqoonta dhinaca sharciga. Dhamaan qodobadii ay kulanka uga wada hadleen ayaa la sheegay inay si buuxda la isugu afgarteem,sida lagu sheegay War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa horay u sheegay in dowladda Soomaaliya ay dib u habeyn ballaaran ku sameyn doonto Garsoorka dalka,waxaama horay loo bedelay xubno kamid ahaa Garsoorka Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip