Puntland oo dalacsiisay Taliye Xaaskiisa ku riday Cudurka HIV/AIDS

0
Sunday December 01, 2019 - 19:19:33 in Wararka by
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo dalacsiisay Taliye Xaaskiisa ku riday Cudurka HIV/AIDS

    Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr-19, December 01,2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Markuu arkay:- Dastuurka D PuntlandMarkuu arkay:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr-19, December 01,2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Markuu arkay:- Dastuurka D PuntlandMarkuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo Wuxuu Xeeriyey Waxaa Dhamme Bashiir Cismaan Cawed loo dalacsiiyey derajada Gaashaanle Dhamme Bashiir Cismaan Cawed ayaa sidoo kale ah Taliyaha Saldhigga Galbeed ee Garoowe,waxaana cudurka HIV/AIDS ku riday xaaskiisa. Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha uu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweyne Ku-xigeenku.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip