Kenya oo mar kale loo doorta hoggaanka ilaalada xeebaha Bariga Afrika

0
Sunday December 01, 2019 - 15:08:16 in Wararka by
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya oo mar kale loo doorta hoggaanka ilaalada xeebaha Bariga Afrika

    Dowladda Kenya ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaanka ururka caalamiga ah ee Badaha, kadib shir ka dhacay magaaladda London ee dalka Ingiriiska. Kenya ayaa wakiil ka ah wadamada dhaca Bariga Afrika ee kala ah Burundi, Democratic Republic of Con

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Kenya ayaa mar kale dib loogu doortay hoggaanka ururka caalamiga ah ee Badaha, kadib shir ka dhacay magaaladda London ee dalka Ingiriiska. Kenya ayaa wakiil ka ah wadamada dhaca Bariga Afrika ee kala ah Burundi, Democratic Republic of Congo, Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Rwanda, Soomaaliya, South Sudan, Tanzania iyo Uganda.

Nancy Karigithu oo ah wasiirka badaha ee dowladda Kenya oo ka hadashay dib doorashadan ayaa sheegtay inay Kenya u suuragelineyso guushaani inay qeyb ka noqoto go’aan ka gaarida arrimaha badaha ee guud ahaan dalalka caalamka.

Arrintan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo haatan ay taagan tahay dawacad dhinaca badda ah oo u dhexeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Dacwadda oo in muddo ah taagan ayaa waxa ay haatan hortaallaa Maxkamadda ICJ oo la filayo inay go’aan ka gaarto, si loo soo afjaro xiisada labada dal.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip