Madaxweynaha Jubbaland oo Nairobi kula kulmay Guddoomiyaha ONLF

0
Thursday November 28, 2019 - 21:21:11 in Wararka by
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubbaland oo Nairobi kula kulmay Guddoomiyaha ONLF

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka gudoomiyaha Xisbiga ONLF iyo xubno kamid ah wafdigiisa kula kulmey magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Kulankan oo ahaa Hambalyo madaxweynuhu ugu hambalyeynayay doorash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka gudoomiyaha Xisbiga ONLF iyo xubno kamid ah wafdigiisa kula kulmey magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Kulankan oo ahaa Hambalyo madaxweynuhu ugu hambalyeynayay doorashada gudoomiyaha cusub ee xisbiga ONLF mudane Cabdiraxmaan Maadey oo dhawaan la doortay.

Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen is xogwareysi dhanka siyaasadda geeska Afrika iyo iskuwadida bulshada dal iyo dibadba ayaa waxaa ay isla forfeeyeen sidii loo ilaalin lahaa isku duubnida ummada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jubbaland axmed Madoobe oo weli ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa la filayaa in sidoo kale uu halkaasi kulamo kala duwan kula qaato Siyaasiyiinta Soomaalida ee ku sugan dalkaas.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip