Akhriso:- Magacyada Musharaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland
Waxaa haatan si toos ah magaalada Garoowe ee xarunta maamlka Puntland kaga bilaabatay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka waxaana la dhageystay khudbadaha Musharaxiinta u taagan huddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas.
Kulanka baarlamaanka waxaa goobjoog ah 63-xildhibaan 3-mudane ayaana ka maqan fadhiga sida guddoonka goluhu uu shaaciyay,iyada oo ay tartamayaan 3-Musharax.
Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka ayaa golaha ka hor sheegay in uusan jirin wax dhaq-dhaqaaq ah oo ay samayn karaan mudanayaashu inta ay socoto doorashada guddoomiyaha lana xirayo albaabada hoolka doorashadu ka socoto.Murashaxiinta u taagan qabashada xilka guddoomiyaha baalamaankaWaxa ay kala yihiin 1: Cabdi jamaal Cismaan Maxamed, 2: Cali Axmed Saalax 3:Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.
Akhriso:- Magacyada Musharaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland
Waxaa haatan si toos ah magaalada Garoowe ee xarunta maamlka Puntland kaga bilaabatay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka waxaana la dhageystay khudbadaha Musharaxiinta u taagan huddoomiyaha baarlamaanka maamulkaas. Kulanka baarlamaanka waxaa goo