Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun riday

0
Thursday November 14, 2019 - 10:01:30 in Wararka by
  • Visits: 245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun riday

    Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo Khamiis ah waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Afar rag lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa waxaa ay xukun dil toogasho ah ku riday Shuc

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay oo Khamiis ah waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Afar rag lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa waxaa ay xukun dil toogasho ah ku riday Shuceyb Cabdullaahi Maxamed & Saadaq Jabaar Xuseen,halka Maxamed Cismaan Axmed & Ismaaciil Maxamed Aweys lagu xukumay Xabsi daa'in. Afartaan Dhalinyarada ah oo Maxkamadeyntooda ay soo martay heerar kala duwan ayaa waxaa loo heystaa dilal Magaalada Muqdisho loo geystay saraakiil iyo askar ka tirsaneyd Ciidamada Dowladda iyo dad kale.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip