HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 14-Nov-2019
Khayre
oo la kulmay Gudoomiyaha Midowga Yurub
Ra’iisul Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Bruss els
kula kulmay Gudoomiyaha Gu ddiga Midowga Yu rub ee Iskaashiga iyo Horumarinta
Caalamiga, Neven Mim ica.
Kulanka dhex maray R/Wasaare Kha yre iyo Neven Mimica ayaa looga hadlay
xaalada dalka, gaar ahaan arrimaha dib-u-qaabeynta ee dowladdu wado.
zeven Mimica oo caddeeyay in mida wga Yurub ay sii wadayo taageeradiisa
arrimaha dib-u-habeynta ee guulaha wa naagsan laga gaaray, ayaa sheegay in So omaaliya
ay u baahantahay maal gelin xo oggan oo wax ku ool ah, si loo gaaro horumarka
la hiigsanayo.
R/Wasaaraha oo Faransiiska uga qayb galay
shirka sanadlaha ah ee madasha na badda Paris, ayaa M/Brussels ee dalka Be lgium,
u yimid inuu kulamo la qaato hogg aanka cusub ee Midawga Yurub. Taliye kuxigeenka Xoogga oo beeniyay
wararka sheegaya in hub lagala baxay Wasaaradda Gaashaandhigga
HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 14-Nov-2019
Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ku Ridday Rag Lagu Eedeyay Dilal Ka Dhacay Muqdisho Maxkamada Dara-jada 1aad ee Ciidam-ada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sa-akay oo Khamiis ah waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Afar rag lagu eedeeyey inay ka tirsan