Agaasimaha Teknoolojiyadda Gobolka Banaadir oo xilka la wareegay (SAWIRRO)

0
Wednesday November 13, 2019 - 19:20:31 in Wararka by
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Teknoolojiyadda Gobolka Banaadir oo xilka la wareegay (SAWIRRO)

    Agaasimaha Teknoolojiyadda & Lojistikad ee Maamulka Gobolka Banaadir, Maxamed Cabdiraxmaan Yabaroow (Eng. Yabarow) ayaa wuxuu maanta la wareegay xilka. Kulan ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar ayuu xilka kula wareegay Agaasimaha, iyadoona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Teknoolojiyadda & Lojistikad ee Maamulka Gobolka Banaadir, Maxamed Cabdiraxmaan Yabaroow (Eng. Yabarow) ayaa wuxuu maanta la wareegay xilka. Kulan ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar ayuu xilka kula wareegay Agaasimaha, iyadoona uu kala wareegay Yuusuf Cabdi Calasow, Agaasimihii hore ee Teknoolojiyadda Gobolka Banaadir.

Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin uu ka mid yahay Agaasimaha Xafiiska Duqa Magaalada Muqdisho, Axmed Cabdullaahi Axmed.

Xilwareejintan ayaa waxay ku soo aadaysaa, xilli Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) uu booqasho ku marayo Magaalooyinka Dalka Koonfur Afrika.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip